Yearly Archives: 2020

spot_imgspot_img

“Way jiraan Dad ka yimi Shiinaha oo Aanu Meel Geynay oo Guri ku Hayno” – Wasaaradda Caafimaadka Somaliland

  Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ayaa faahfaahin ka bixisay qaabka ay xukuumaddu ugu diyaar-garowday ka-horagga iyo wacyi-gelinta Caabuqa CaronaVirus oo faro-baas ku haya Adduunka. Masuuliyiinta...

Wasaaradda Diinta & Aw-Qaafta Somaliland oo Shaacisay Shuruudaha laga Rabo Ardayda Ka Qayb-gelaysa Tartanka Caalamiga ah ee Quraanka Kariimka

  Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa shaacisay inay qabanayso tartanka Qur’aanka Kariimka ah, is loogu diyaar-garoobo tartanka Caalamiga ah ee Qur’aanka...

Tukaraq: Faahfaahinta Wararkii u dambeeyey Dagaal Dhexmaray Ciidamada Qaranka iyo kuwa Puntland

  Hargeysa (SLpost)- Dagaal la isku adeegsaday noocyada kala duwan ee hubka ayaa Ciidamada Somaliland iyo kuwa maamul goboleedka Somalia ee Puntland ku dhexmaray deegaanka...

Xisbiga UCID oo Xilka Ka Qaaday Siyaasi Ramaax iyo Masuul kale oo Taageeray Qorshe Madaxweyne Biixi kaga dhawaajiyey

  Hargeysa (SLpost)- Guddiga fulinta ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa fadhi ay maanta isugu yimaaddeen waxa ay xilka kaga qaadeen Xoghayaha Arrimaha gudaha...

Hargeysa: Weerarkii Faysal, Weedh-Celintii Saylici iyo Walaacii Cirro

  Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe iyo Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa madal lagu dhan...

WARJIRE: Xogta iyo Xusuus-qorka ku Duugan Buug uu Qoray Suxufi Axmed Siciid Cige oo Hargeysa lagu Daah-furay

  Waxaa magaalada Hargeysa xalay lagu qabtay xaflad aad u heer-sarraysa oo lagu soo bandhigay buug uu qoray ruug-caddaa saxaafadeed Axmed Siciid Cige oo muddo...

“Shacabka Hargeysa waa Gob laakiin waxay u baahan yihiin Dowlad…” – Prof Cali Khaliif Galeydh

    Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galeydh, ayaa sheegay in shacabka Somaliland yihiin dad wanaagsan, laakiin ay u baahan yihiin dowlad wax-qabadkeedu wada-gaadho...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img