Monthly Archives: November, 2020

spot_imgspot_img

Guddoomiye Cirro oo farriin Digniin iyo Boorrin ah u diray Xukuumadda iyo Shacabka

  Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi uga digay in ay Warbaahinta Madaxa-banaan ka...

Somaliland: Growth Of Berbera Port, A Concern To Djibouti

  Hargeysa (SLpost)- Djibouti government is concerned about the growth of the Somaliland Port of Berbera despite remarks by the President saying they are not...

Sheekh Aadam-Siira oo Arrimo Xaasaasi ah uga Digay Shacabka Somaliland

  Hargeysa (SLpost)- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadan-Siira), ayaa bulshada Somaliland, gaar ahaan shacabka reer Hargeysa uga digay inay mar labaad codkooda siiyaan xildhibaannada...

Somaliland: Xubno Dilkooda Diyaarad loo Afduubay oo Ka Warramay Siday ku Badbaadeen & Xusuusta Maalmihii Murugada

  Barnaamij xambaarsan murugo, dareen farxad iyo naxdinba xusuusta dad badan ku reebay koobsaday, ayaa lagu waraystay laba ka mid ahaa Arday dil toogasho ah...

‘Tallaabada Tigrey, Tabaabushey ina faraysaa’

  Golaha ammaanka ee Qaramadda Midoobay ayaa kansal gareeyey fadhi loo ballansanaa in uu kaga hadlo dagaalka Gobolka Tigrey ka dib markii waddamada Afrikaanka ah...

Somaliland: Magacyada 6 Qof oo maanta Xukun Qisaas ah lagu fuliyey

  Hargeysa (SLpost)- Ciidammada Booliska ee Somaliland oo fulinaya amar ka soo baxay Maxkamadda Sare ee iyo Maxkamadda Ciidamada Qalabka-sida, ayaa dil qisaas ah Maanta...

Madaxweynaha Djibouti Oo Shaki-geliyey Maalgeshiga DP World ee Dekedda Berbera

  Djibouti (SLpost)- Madaxweynaha dalka Jabuuti IsmaaciilCumar Geelle ayaa sheegay in aanu illaa hadda maqal wax sheegaya in shirkadda DP World ee Imaaraadka laga leeyahay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img