Monthly Archives: May, 2020

spot_imgspot_img

Ha la Barooran Dambiilaha si aad Ula oydo Cidda Dulman ee Hiilka u Baahan

  Faalo: Suxufi Maxamed Cirro Beryahan dambe waxa saxaafadda iyo baraha bulshada (social media) aad ugu soo batay dadka caadaysta inay si caaddifadaysan ula baroortaan qof...

Xukuumadda Somaliland oo Si Adag Uga hadashay Xiisad ka dhalatay Heshiis 30 Sanno ay ku jirtay oo ay ka baxday

  Hargeysa (SLpost)- Xukuumada Somaliland ayaa si adag uga hadashay xiisad ka dhalatay Heshiis muddo 30-sanno ay muwaadiniin reer Somaliland kula gashay inay maalgeshi ku...

Somalia: Dhimashada iyo Kiisaska Covid-19 oo Korodhay iyo Askar AMISOM ah oo laga helay Cudurka

  Muqdisho (SLpost)- Hal Qof ayaa maanta u dhintay Cudurka Covid-19 magaalada Muqdisho ee dalkaasi Soomaaliya, halka 35 kiis oo hor lehna la xaqiijiyey, sida...

Dagaalkii dhaqaalaha – Taxanaha Soomaali waa walaalo ~ Q. 10aad

  Laga soo bilaabo 1981-kii, haddii uu qof Isaaq ahi u baahdo inuu lacag ka amaahdo bangigii Soomaaliya, shardiga laga rabay wuxuu ahaa inuu soo...

Siyaasi Cali-mareexaan oo Qormo Muhiim ah ka Diyaariyey Fashilka Siyaasadda Maraykanka ee Soomaalida oo 40 Sanno Jirsatay

  Siyaasi Cali Maxamed Xasan (Cali-mareexaan), horena u soo noqday Wasiirka Hawlaha Guud ee dalka Jamhuuriyadda Somaliland iyo mudane ka tirsan Golaha Wakiillada, ayaa qormo...

“Fanaaniinta Abaal nagama dhexeeyo” – fannaan Saalax Carab oo maanta xabsiga laga siidaayay.

  Hargeysa (SLpost)- Fannaanka da'da yar ee Saalax Carab oo toddobaaddadii u dambeeyey ku xidhnaa xabsiga dhexe ee magaalada Hargeysa, ayaa maanta xorriyaddiisa dib u...

Guddiga Covid-19 oo Deeq Gaadhaysa $840,000 kala wareegay Shirkadda Telesom

  Hargeysa (SLpost)- Guddiga Heer Qaran ee ka-hortagga Cudurka Covid-19, ayaa maanta shirkadda Telesom ka guddoomay Agabka ka-hortagga Cudurkan oo qiimaheedu gaadhayo $640,000 iyo $200,000...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img