Monthly Archives: March, 2020

spot_imgspot_img

Faallo: Taariikhda Iyo Dhibaatada Somaliweyn Ku Hayso Somalida Xorta Ah

  Sannadihii 1940s, waxaa Geeska Afrika ka soo shaac baxday Aragtidii Somaliweyn. Aragtidaas xoogeedu waxay bilaamatay badhtamihii Dagaalkii Labaad ee Dunida (1939-1945). Halgamadii xornimadoonka ee...

Turkiga oo Diyaaraddii Saddexaad ka soo riday Ciidamada Suuriya

  Ankara (SLpost)- Ciidamada Millateriga ee Dalka Turkiga ayaa Salaasadii Shalay soo riday Diyaarad dagaal oo ay lahayd Suuriya. Turkiga ayaa diyaaradda ku soo riday Gobolka...

Jaamacadda Qur’aanka Kariimka ah oo laga Hirgelinayo Somaliland iyo Culimada dalka oo Baaq u jeedisay Bulshada

  Hargeysa (SLpost)- Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland, ayaa laga hirgelinayaa Jaamacadda ugu weyn mandaqadda Bariga Afrika oo lagu baran-doono Qur'aanka Kariimka ah iyo Cilmiga...

Dowladda Iiraan oo Shaacisay inay Ku Guulaysatay Soo-saarista Daawada Cudurka Covid-19 ee CoronaVirus

  Tehran (SLpost)- Dowladda Islaamiga ah ee Iran, ayaa sheegtay inay ku guulaysatay La-dagaallanka Caabuqa sida xawliga ah ugu faafaya Dunida ee Corona-virus, isla markaana...

Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo Shaaciyey Cidda ku guulaysatay Mashaariic laga Fulinayo Gobolka Badhan

  Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka ee Somaliland, ayaa maanta shaaciyey Shirkadaha ku guulaystay mashaariic kala duwan oo loo tartamay, kuwaas oo ah mashaariic xukuumaddu...

LAASCAANOOD: Qarax Qorshaysan oo lagu Dilay Guddoomiyihii Maxkamadda gobolka Sool

  Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyihii Maxkamadda gobolka Sool Xasan Sheekh Maxamuud Cumar, ayaa ku geeriyoodey Qarax lala eegtay Gaadhigiisa wakhti uu gelayey Huteel Xamdi oo ku...

Siyaasi Waran-cadde oo hadlay Heshiiska laga gaadhay Doorashooyinka iyo Jihada Hankiisa Siyaasadeed

  Hargeysa (SLpost)- La-taliyaha Arrimaha Siyaasadda ee madaxweynaha Somaliland, Siyaasi Cali Maxamed Waran-cadde, ayaa ka hadlay heshiiska dhawaan lagu soo af-jaray khilaafka doorashooyinka ee dhexmaray...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img