HomeTurkiga oo Diyaaraddii Saddexaad ka soo riday Ciidamada Suuriya

Turkiga oo Diyaaraddii Saddexaad ka soo riday Ciidamada Suuriya

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Ankara (SLpost)- Ciidamada Millateriga ee Dalka Turkiga ayaa Salaasadii Shalay soo riday Diyaarad dagaal oo ay lahayd Suuriya.

Turkiga ayaa diyaaradda ku soo riday Gobolka Idlib ee Waqooyi-galbeed ee dalka Suuriya, sidaana waxa xaqiijiyey Wasiirka Difaaca ee Dawladda Turkiga.

Wasiirku wuxuu sheegay in diyaaraddani tahay tii saddexaad ee uu Turkigu ka soo rido Suuriya oo xilligan uu ka dhexeeyo Xurguf dagaal.

Turkiga ayaa Toddobaadkii hore ee dhammaadkiisii bilaabay Weerarro uu la beegsanayo Ciidammada Ruushku taageer ee Dawladda Suuriya ka jooga Gobolka Idlib oo ku yaalla Waqooyi-galbeedka Suuriya.

Wasiirka Difaaca Turkiga ayaa sheegay in diyaaradaha laga soo riday Ciidammada Suuriya ay ka mid tahay Guulaha uu Turkigu ka gaadhay Hawl-galka uu ka wado Gudaha Suuriya.

Diyaaradda Saddexaad ee Turkigu ka soo riday Suuriya ayaa nooceedu ahaa L-39, sida uu qoray Wargeys The Defence Post oo ka warrama Arrimaha la xidhiidha Ciidammada.

Wakaaladda Wararka ee Suuriya ee SANA oo Wargeysku soo xigtay ayaa  sheegtay in la rumaysan yahay in diyaaradda uu Turkigu soo ritay uu ku dhintay Duuliyihii waday.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories