HomeGuddoomiyaha Akaademiga Nabadda oo Sharraxay Qaabka uu Ku yimi Heshiiska Madaxweyne Biixi...

Guddoomiyaha Akaademiga Nabadda oo Sharraxay Qaabka uu Ku yimi Heshiiska Madaxweyne Biixi iyo Xisbiyada Mucaaradka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa (SLpost)- 0Guddoomiyaha Akaademiga Nabadda iyo Horumarinta ee Somaliland Maxamed Faarax Xirsi, ayaa soo dhaweeyey heshiiska ay Madaxweynaha iyo Xisbiyada mucaaradka ahi ka gaadheen khilaafkii guddiga doorashada iyo qabashada doorashooyinka golayaasha wakiillada iyo deegaanka oo marar badan dib u dhacay ka taagnaa oo Xukuumadda iyo Mucaaradka u dhexeeyey, waxaanu sharraxay doorka Akaademigu ku leeyahay heshiiskan ay maanta kala saxeexdeen.

Maxamed Faarax waxa uu sheegay inuu heshiiskani yahay guul u soo korodhay Somaliland oo meesha ka saaraya murankii iyo doorasho la’aantii dalka ka taagnaa inta badan, waxaanu yidhi; “Heshiiskani waa midaan ku hambalyeynayno Madaxweynaha, Guddoomiyaha UCID iyo Guddoomiyaha Waddani, waa rrin soo afmeertay muran in badan taagnaa, waa arrin innoo saamaxaysa in doorashadi 2020-ka dhacdo.”

Guddoomiyaha Akaademiga nabadda iyo horumarinta Somaliland Maxamed Faarax waxa uu sheegay inaanu heshiiskani ahayn mid Somaliland dibedda kaga yimi oo Midawga Yurub iyo Beesha caalamku wadatay, balse uu yahay fikir iyo aragti dalka gudihiisa ka curatay oo Akaademigu hormuud u ahaa.

Muuqaalka Hoose Ka Daawo Hadalka Guddoomiyaha

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories