Go’aanka UK kaga Baxday Midowga Yurub: Kala Guur mise Kala Gurasho? – Qalinka Xuseen Deyr
31/01/2020-ka, Saacadda London markay ahayd 11:00-kii Habeenimo oo Jimce ah (02:00-dii Habeenimo ee Saacada Hargeysa); Dalka Ingiriisku wuxuu si rasmi ah uga baxay Xubin-nimadii...
“Xukuumadda Somaliland waxay u soo jeedinaysaa Beesha Caalamka inay ixtiraamaan aayo-ka-tashiga iyo rabitaanka s shacabka..” – WAR-MURTIYEED
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa beesha Caalamka ugu baaqday inay ixtiraamka dowlidnimada tis-qaadday iyo aayo-ka-tashiga Shacabka reer Somaliland isla markaana ay dhex-dhexaad ka noqoto...
“It is unfortunate that the press statement released by international community seeks to incorporate the East Africa’s strongest democracy (Somaliland)” – Ministry of Foreign...
The Government of the Republic of Somaliland, in light of a recent joint press statement in January 28, 2020, on Somalia’s electoral law by...
“Niman Golaha ah baa ii yimi, madaxweynuhuna inuu Xogogaal yahay baan filayaa…” – Guddoomiyaha Golaha Guurtida
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Md Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa sheegay inaanay waxba ka jirin warar maalmihii u dambeeyey saxaafaddu qaadaa-dhigaysay oo lagu...
Warqad Furan oo ku socota Madaxweyne Muuse Biixi: Aqoonyahan iyo Wax-garad ka deyriyey Xaaladda Dalka oo talooyin u soo jeediyey Madaxweynaha Somaliland
Mudane Madaxweye, Annaga oo ah muwaadiniinta hoos magacyadoodu ku qoranyihiin. Salaan iyo duco in Alle ku waafajiyo oo kuu fududeeyo gudashada xilka ummaddu kuu igmatay...
Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland Oo Kulan la qaatay Wefti Ka Socda Hay’adda UNCDF iyo Qodobbo laga wada-hadlay
Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ayaa xafiiskiisa ku qaabiley wefti balaadhan oo ka socday hay’adda UNCDF...
Madaxweynaha Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Safiirka Midowga Yurub Amb Nicolas Berlanga Martinez
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabiley safiirka midowga yurub u qaabilsan Jamhuuriyadda Somaliland iyo Soomaaliya...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

