“Qof weyn oo caafimaad iyo miyirkiisa qaba, ha iska jiifo oo ha cuno, dadkana ha baryo waa ceeb” – W/Q: Mustafe Adam
“Qof weyn oo caafimaad iyo miyirkiisa qaba, ha iska jiifo oo ha cuno, dadkana ha baryo waa ceeb,” ayuu yidhi Jimaale oo ah wiil...
DOORASHADA MARAYKANKA 2020: Khatarta Ugu Weyn Ee Dunida Ku Soo Fool-leh!
Khubarada ka faalooda Hayaanka iyo Hirdanka Siyaasada Dunida waxay si weyn uga dayrinayaan Khataraha Bulshada Caalamka uga iman kara Doorashada M/weynaha Maraykanka ee la...
Xukuumadda Somaliland oo soo bandhigtay Qorshe lagaga Hortagayo Xannuun ka dillaacay Shiinaha oo Saamayn ku yeeshay Dunida
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa markii u horeysay ka hadashay qorshaha uga meel-yaalla Xannuun Tobannaan qof u dhinteen boqolaal kalena cusbitaalla u jiifaan oo...
Maamul-goboleedka Puntland oo Somaliland ku haysta Lahaanshiyaha Taariikhda Halgankii Daraawiishta
Garoowe (SLpost)- Madaxweyne ku-xigeenka Maamul-goboleedka Soomaaliya ee Puntland Axmed Cismaan (Karaash) ayaa sheegay in Puntland iska leedahay Taariikhda Daraawiishtii uu hoggaamin jiray Sayid Maxamed...
Togdheer: Saddex Carruur ah oo Ku Geeriyooday Barkad-biyood ay ku qarraqmeen
Burco (SLpost)- Saddex Carruur ah ayaa ku Geeriyooday deegaanka Balli-calanle oo ka mid ah Gobolka Togdheer ee Somaliland. Saddexda Carruurta ah oo laba ka mid...
“Waxaanu Haynaa Liiska Soddon Wariye Oo Laga Masruufo Soomaaliya” – Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Kulan ay maanta magaalada Hargeysa ku yeesheen Masuuliyiin ka tirsan xukuumadda iyo xubno ka socday Warbaahinta Somaliland iyo ururka suxufiyiina Somailand ee...
Guddiga Qandaraasyada oo shaaciyey Cidda fulinaysa Mashruuc loo tartamay oo Xukuumaddu ka hirgelinayso Gobolka Sool
Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka ee Somaliland, ayaa maanta shaaciyey Shirkadda ku guulaystay fulinta Mashruuc loo tartamay, kaas oo xukuumaddu ka fulinayso Gobolka Sool. Mashruucan...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

