Hargeysa: Xukuumadda oo bilowday Qorshe lagu diiwaangelinayo Madarasadaha ku yaalla Caasimadda
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa bilowday barnaamij lagu diiwaangelinayo Madarashada culuumta Diinta lagu barto ee ku yaala magaalada Hargeysa, waxaana fulinaysa wasaaradda Diinta iyo...
DOORASHADA GOLAHA WAKIILADA SOMALILAND EE GOLAHA GUURTIDU MUDEEYEEN WAA SUURAGAL IN AY MAR KALE DIB U DHACDO HADII…
Doorashooyinka Somaliland ayaa waxa ay noqdeen qaar ku caan ah dib u dhac , arinkaasi oo ku nusqaan ah qaranka jamhuuriyada Somaliland, nidaamka dimuqaradiga ah iyo doorashooyinka, una baahan in aad loo lafo guro waxyaabaha caqabadaha ku ah oo intooda badani aanay ahayn wax awooda binu adamku aanay waxba ka qaban karin.
“Waa innagu Ceeb Baarlamaankii u horreeyey oo la doorto inay 13-sanno Fadhiyaan” Prof Cabdisalaan Yaasiin
"Waa innagu Ceeb Baarlamaankii u horreeyey oo la doorto inay 13-sanno Fadhiyaan" Prof Cabdisalaan Yaasiin "Waa innagu Ceeb Baarlamaankii u horreeyey oo la doorto inay 13-sanno Fadhiyaan" Prof Cabdisalaan Yaasiin
Wasiir Axmed Muumin Seed oo Si Adag ugu jawaabay Guddoomiye Cirro
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha Md Axmed Muumin Seed, ayaa jawaab ka bixiyey dhaliilo Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI u jeediyey Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi...
Taxanaha Qormooyin Bulshada lagu baraarujinayo Khatarta DABKA – Qaybta 3aad ~ Ka-hortagga Halista Dabka
Marka la isticmaalaayo alaabta kala duwan nooc kastaba ha ahaadeene waxaa la rabaa in laga foojignaado dhibaatada dhinaca dabka ka iman karta, inta an...
“Abwaan Baashe iyo Macallin Cabdiqaaddir Waxa ay Xidhan Yihiin 9 Bilood, Iyaga oo Maxkamadda Maroodijeex Dembi Ku Weyday”. W/Q Siciid Gahayr
Abwaan Baashe Xasan Maxamed iyo Macallin Cabdiqaaddir Nuur Maxamuud waxa ay ku xidhan yihiin xabsiga weyn ee Hargeysa, iyaga oo ay dembi ku weyday...
Madaxweyne Biixi oo la kulmay Danjiraha Dowladda Itoobiya u soo magacowday Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley safiirka cusub ee dawladda Federal-ka Itoobiya dhawaan u soo magacowday...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

