Wasiir Cabdilaahi Abokor oo si adag u Duray Saddex Siyaasi oo Xisbiga WADDANI ka tirsan
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Cabdilaahi Abokor, ayaa si adag uga jawaabay dhaliilo ay xukuumadda u jeediyeen masuuliyiin ka tirsan xisbiga Mucaaradka...
Hargeysa: Safiirka Jabuuti oo Madaxweynihiisa ku hambalyeeyey Isbeddel uu ku sameeyey Xukuumaddiisa
Hargeysa (SLpost)- Wakiilka Dowladda Jabuuti u fadhiya Safaaradda uu dalkaasi ku leeyahay magaalada Hargeysa, ayaa hambalyeeyey isla markaana soo dhaweeyey Isku-shaandheyn Madaxweyne Ismaaciil Cumar...
Siyaasi Ismaaciil Yare oo Madaxweyne Biixi ku dhaliilay Utun-siyaasadeed uu ka tirsanayo oo tabasheeda uu soo gocday
Hargeysa (SLpost)- Siyaasi Ismaaciil Aadan Cismaan (Ismaaciil Yare) oo ka tirsan Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa si shakhsi ah u weeraray madaxweyne Muuse...
Madaxweynaha Somaliland Oo Hadhimo-Sharafeed Ku Maamuusay Madaxweynihii Ee Nigeria Oo Booqasho Ku Yimi Dalka (SAWIRRO)
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta hadhimo-sharafeed Ku maamuusay madaxweynihii hore ee dalka Neyjeeriya Olusegun Obasanjo oo booqasho rasmi ah...
Somaliland: Ciidamada Qalabka Sida Qabiil Ma Leh – Qalinka: Ibrahim Hassan Gagale
Sida ummad kasta oo ka jirta dunida, ummadda Somaliland waxay u qaybsantahay Rayid iyo Ciidan. Rayidku waa shacabka caadiga ah ee aan hubka sidan....
Hoggaamiye Xirsi oo Hanjabaad u diray Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi iyo Dhaliilo uu jeediyey
Hargeysa (SLpost)- Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Xirsi Cali Xaaji Cali oo maanta shir-jaraa'id ku qabtay magaalada Hargeysa, ayaa farrimo isugu jira dhaliilo...
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Shacabka Reer Somaliland Iyo Bulshada Islaamkaba Ku Hambalyeeyey Curashada Bisha Barakaysan Ee Ramadaan.
Hargeysa (SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka Somaliland iyo guud ahaanba ummadda Islaamka ku hambalyeeyey curashada bisha barakaysan ee Ramadaan. Madaxweyne Muuse...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

