HomeIsku-Aadka Wareegga 16 Champions League oo Shaaciyey: Real vs Man City, Chelsea...

Isku-Aadka Wareegga 16 Champions League oo Shaaciyey: Real vs Man City, Chelsea vs Bayern Munich iyo Kooxo Adag oo Isku beegmay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa (SLpost)- Waxa goor-dhawayd la soo saaray Isku-aadka Wareegga 16-ka kooxood ee Tartanka Kooxaha Yurub ee Champions League, iyadoo shaxda Isku-aadka ay ka muuqato inay isku soo beegmeen Kooxihii ugu Adkaa ee Horyaallada ugu waaweyn Qaaradda.

Afarta Kooxood ee tartanka ugu soo baxay Horyaalka Premeir League, ayaa laba kooxoodba la ciyaari doontaa laba Kooxood oo ka kala socda dalalka Spain iyo Germnay.

Kooxaha Liverpool iyo Manchester City, ayaa lugta hore ee tartanka u socdaali doona Caasimadda dalka Spain iyagoo la ciyaari doono labada kooxood ee Real Madrid iyo Atletico Madrid.

Kooxaha Chelsea iyo Tottenham, ayaa la kala ciyaari doona kooxaha ka dhisan horyaalka Bundisliga-ha ee Bayern Munich iyo RB Leipzig.

Saddexda Kooxood ee Horyaalka Serie A Talyaaniga uga soo baxay, ayaa laba ka mid ahi la ciyaari doonaan laba kooxood oo ka dhisan horyaalka La Liga ee dalka Spain, halka kooxda saddexaad ee Juventus la dheeli doonto kooxda horyaalka Fransiiska ka dhisan ee Lyon.

  • Horyaalka Premier League waxa u soo baxay Afarta kooxood ee Manchester City, Liverpool, Chelsea iyo Tottenham.
  • Horyaalka La Liga, waxa u soo baxay Kooxaha Valencia, Barcelona, Real Madrid iyo Atletico Madrid.
  • Horyaalka Serie A waxa u soo baxay Kooxaha Juventus, Napoli iyo Atlanta.
  • Horyaalka Lige 1 waxa u soo baxay Paris St Germain iyo Lyon.
  • Horyaalka Jarmalka ee BundisLiga waxa u soo baxay Bayern Munich, Borussia Dortmund iyo RB Leipzig

Hoos ka Daalaco Shaxda Isku-aadka 16-kooxood ee Champion League

Borussia Dortmund vs Paris Saint-Germain
Real Madrid vs Manchester City
Atalanta vs Valencia
Atletico Madrid vs Liverpool
Chelsea vs Bayern Munich
Lyon vs Juventus
Tottenham vs Leipzig
Napoli vs Barcelona

blank

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories