HomeWasiirka Gaadiidka oo Qaabilay Wefti Ka Socda Telafishanka Qaranka ee Finland iyo...

Wasiirka Gaadiidka oo Qaabilay Wefti Ka Socda Telafishanka Qaranka ee Finland iyo Arrimo laga wada-hadlay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargaysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarka Jidadka ee Somaliland, Cabdilaahi Abokor Cismaan, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay suxufiyiin ka tirsan warbaahinta dowladda ee dalka Finland oo dalka Booqasho ku yimi.

Sidaasna waxa lagu sheegay war-qoraal kooban oo uu ku saxeexan yahay Madaxa Waaxda Xidhiidhka ee Wasaaradda Ismaaciil Cali Axmed.

blankWar-saxaafadeedka ka soo baxay Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarka Jidadka, ayaa u qornaa sidan:-

“Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Cabdilaahi Abokor Cismaan ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafti ka socda Talafayshinka Qaranka ee Dalka Finland waftigan oo ay hogaaminaysay Inka Achte oo ay weliyaan Hanna Karppinen, Tomi Rajala, iyo Sawir qaade Man Tuomo hutri, dhanka Wasiirka Wax kulanka ku wehelinaayey Agaasimaha Waaxda Gaadiidka Muuse yuusuf Ibraahim, Agaasimaha Waaxda Qorshaynta C/laahi Samadoon, Madaxa Xidhiidhka (Communication Officer) Ismaaciil Cali Axmed.

blankWaxay labada dhinac kulankan ku gorfeeyen sidii ay u  yeelan lahaayen xidhiidh qoto dheer, waxaanu Wasiirku warbixin ka siiyey xaalada guud ee Dalka gaar ahaan Wasaaradda Gaadiidka iyo horumarinta jidadka, waxanay waftigan ka socda Talafayshinka Finland sheegen in ay Wasaaradda kala shaqaynayaan sidii ay kor ugu qaadi lahaayen adeega uu Wasaaradda siiyo Xafiiska Xidhiidhka (Commmunication Office ) ku una qalabayn lahaayen, dhanka kale waxay sheegen in ay gacan ka gaysan doonan Wadooyinka Caasimada Hargaysa sidii loogu samayn lahaa calaamadihii hagaysaasha Gaadiidka.

Ugu danbayntii Wasiirku waxa uu u mahad celiyey Waftigaas ka socda Talafffayshinka Qaranka Finland, waxaanu soo dhaweeyay kaalmada ay sheegen, Waftiga ayaa iyaguna u mahad celiyey Wasiirka iyo masuuliyiinta Wasaaradda ee shirka kala qaybgashay, kulanka aya waxa uu ku soo idlaaday is-afgarad.” Sidaas ayaa lagu yidhi warka ka soo baxay Xafiiska Xidhiidhka ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka.

blank blank blank

 

Somalilandpost.net

somalilandpost@live.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories