Monthly Archives: May, 2019

spot_imgspot_img

Madaxweyne Muuse Biixi oo Qaabilay Saddex Arday oo reer Somaliland ah oo Kaalmaha Sare Ka Galay Tartan Qur’aanka Kariimka ah oo Lagu Qabtay Dalka...

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay saddex Arday oo reer Somaliland ah oo kaalmaha sare ka...

Maraykanka: Maxkamad Go’aan ka soo saartay Dacwad loo haysto Korneyl TUKE iyo Nooca Dambiga lagu Helay

Alexandria (SLpost)- Xeer-beegtida Maxkamad ku taalla magaalada Alexandria ee gobolka Virginia ee dalka Maraykanka, ayaa maanta go'aan ka soo saaray Dacwadda kiis Jidh-dil iyo...

Maxaad Ka Taqaan Mahadhadii Taariikheed EE General Maxamed Xasan Cabdilaahi (JIDHIF)? “Halyeey Libintiisa ay qireen cadawgii ay is hayeen” – Qaybta 3aad

Maxaad Ka Taqaan Mahadhadii Taariikheed EE General Maxamed Xasan Cabdilaahi (JIDHIF)? “Halyeey Libintiisa ay qireen cadawgii ay is hayeen” Qaybta 3aad W/Q:Cabdikariim Muxumed Cadde...

Soonka iyo Caafimaadka Qofka – W/Q: Abdunasir Hassan Macalin.

Assalaamu Calaykum, Ramadaan wacan dhamaan akhyaarta, Waxaynu ku dhexjirnaa bishii khayrka badnayd ee ramadaanta waqtiguna sida hilaaca ayuu markastana innagu dhaafayaa,maxaa inoo faa’ido ah walaalayaal mar...

DAAWO Qaybta 8aad ee Taxanaha Taariikhda Lama-illaawaanka ah ee Tataarka iyo Burburkii Dowladdii Cabbaasiyiinta

Akhristeyaasha ku xidhan Warbaahinta Somalilandpost iyo bulshada Soomaaliyeed ee kaleba, waxaanu halkan ugu soo gubinaynaa Qaybta 8aad ee Taxanaha Taariikh lama illaawaan oo soo...

Xisbiga WADDANI oo Eedaymo Culus u jeediyey Xukuumadda iyo Xisbigeeda Kulmiye

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha ku-meel-gaadhka ah ee Xisbiga Waddani Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde, ayaa dhaliilo adag u jeediyey xukuumadda madaxweyne Muuse Biixi iyo Xisbiga Kulmiye.   Cabdiqaadir Qaadir...

Faahfaahinta Roobab Laxaad Leh oo ka da’ay Magaalada Burco

Hargeysa (SLpost)- Magaalada Burco ee Xarunta gobolka Togdheer, waxa maanta ka da'ay roobab laxaad leh oo muddo saacado ah socday kaas oo sababay khasaare...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img