Madaxweynaha Somaliland oo xafiiskiisa ku qaabilay madax ka socotay shirkadahaa GULHAN LTD iyo DEARSAN Co oo laga leeyahay dalka Turkiga
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabilay madax ka socotay shirkada GULHAN LTD. DEARSAN.Co, oo laga...
Somaliland: Salaadiin ka hadlay Doorkii Marxuum Xaaji Cabdi-waraabe ee dalka, Qaranka iyo Qoyskiisana tacsi u diray
Hargeysa (SLpost)- Salaaddiinta dhaqanka ee Somaliland Xubno ka tirsan, ayaa ka hadlay doorkii samatalisnimo ee Marxuum Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf (Xaaji Cabdi-Waraabe) oo Jimcihii...
Madaxweyne Biixi oo ka hadlay Khasaare ka dhashay Roobabkii Caawa, soona kormeeray Goobaha Khasaaruhu Ka Dhacay (Muuqaal + SAWIRRO)
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay khasaaraha ka dhashay roobab mahiigaan ah oo caawa ka da’ay dalka gaar...
Xukuumadda oo faahfaahisay tirada dad ku geeriyooday Roob Mahiigaan ah oo ka da’ay Caasimadda Hargeysa
Hargeysa (SLpost)- Roob mahiigaan ah oo muddo ku dhow 3 saacadood ka da'ayey magaalada Hargeysa laga bilaabo gelinkii dambe ee maanta ilaa fiidnimadii caawa,...
Madaxweyne Biixi oo Qaabilay Safiirka Dowladda u qaabilsan Arrimaha Soomaalida, Danjire Ben Fender
Hargeysa (SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta xafiiska ku qaabilay safiirka dalka Ingiriiska u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya, Amb. Ben...
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Kulan Afuro Iyo Casho Sharaf Ah U Sameeyey Culaamu’diinta Reer Somaliland Oo Isaga Yimid Gobolada Dalka
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan Afur iyo casho isugu jira xalay u sameeyey culimada waaweyn ee reer Somaliland...
DAAWO Qaybta 4aad ee Taxanaha Taariikhda Lama-illaawaanka ah ee Tataarka (Mongols) iyo Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun
Akhristeyaasha ku xidhan Warbaahinta Somalilandpost iyo bulshada Soomaaliyeed ee kaleba, waxaanu halkan ugu soo gubinaynaa Qaybta 3aad ee Taxanaha Taariikh lama illaawaan oo soo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

