Monthly Archives: May, 2019

spot_imgspot_img

Maxaa Sabab u ah Fashilka iyo Fool-xumada ka Muuqda Guddiga Qaban-qaababada Xuska sannad-guurada 28aad ee 18-ka May?

Hargeysa (SLpost)- Qaban-qaabada Xuska 28-guurada Jamhuuriyadda Somaliland ee sannad kasta loo dabbaal-dego 18-ka bisha May, ayaa u muuqata sannadkan 2019-ka mid ka liidata sidii...

Badhasaabka Maroodijeex oo Shacabka Somaliland ugu baaqay inay si ballaadhan uga qayb-qaataan Xuska 18-ka May

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Gobolka Maroodijeex, ayaa shacabka Somaliland u diray farriin ku aaddan ka qayb-qaadashada xuska munaasibadda 18-ka May. Guddoomiyuhu waxa uu shacabka ugu...

Guddoomiyaha SONYO oo Farriin dar-daaran iyo Dhiirrigelin ah u jeediyey Dhalinyarada Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Dalladda dhalinyarada Somaliland ee SONYO, Cabdicasiis Siciid Saalax, ayaa dhalinyarada dalka ugu baaqay inay si weyn uga qayb-qaataan weynaynta iyo xuska...

Xukuumadda Somaliland oo Sheegtay inaanay Ganacsatada waaweyn ee dalku cashuur bixin

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, ayaa shaaca ka qaadday in ganacsatada waaweyn ee dalku hormuud ka yihiin muwaadiniinta inta badan ka caga-jiida...

Madaxtooyada Somaliland oo ka hadashay Xadhigga Xildhibaan Dhakool, eedaymona u jeedisay Guddoomiye Cirro

Hargeysa (SLpost)- Madaxtooyada Somaliland, ayaa faahfaahin ka bixiyey kiiska loo haysto iyo dariiqa loo maray Xadhigga Xildhibaan Dhakool Maxamed Axmed Dhakool oo dhowaan shir-jaraa'id...

DAAWO Qaybta 5aad ee Taxanaha Taariikhda Lama-illaawaanka ah ee Tataarka (Mongols) iyo Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun

Akhristeyaasha ku xidhan Warbaahinta Somalilandpost iyo bulshada Soomaaliyeed ee kaleba, waxaanu halkan ugu soo gubinaynaa Qaybta 5aad ee Taxanaha Taariikh lama illaawaan oo soo...

Dowladda Hoose ee Hargeysa oo Waddo Cusub oo Laami ah Ka Bilowday Gudaha Cusbitaalka Guud

Hargeysa (SLpost)- Dowladda Hoose ee magaalada Hargeysa, ayaa maanta dhisme waddo cusub oo laami ah ka dhex-bilowday Cusbitaalka Guud ee caasimadda, waxaana munaasibadda bilowga...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img