HomeXisbiyada UCID iyo Kulmiye oo ka hadlay Muddo-kordhinta loo sameeyey Golaha Wakiilllada

Xisbiyada UCID iyo Kulmiye oo ka hadlay Muddo-kordhinta loo sameeyey Golaha Wakiilllada

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa ku hambalyeeyey Golaha Guurtida go’aanka ay maanta ka soo saareen khilaaf ka taagnaa xilliga doorashooyinka Goleyaasha Wakiillada iyo Deegaanka.

Guddoomiye Faysal waxa uu soo dhaweeyey muddo-kordhinta ay maanta qalinka ugu duugeen Golaha Wakiillada iyo muddeynta ay u shaaciyeen inay doorashadoodu dalka ka qabsoonto badhtamaha bisha 12-naad ee sannadkan.

UCID_KULMIYEESidoo kale Xisbiga Muxaafidka ah ee KULMIYE ayaa soo dhaweeyey muddo-kordhinta, waxaanu Golaha ku hambalyeeyey muddo-kordhinta ay ku saleeyeen wakhtigii ay Axsaabta Qaranku ku heshiiyeen qabsoomidda doorashooyinka ah oo ahaa inaanay doorashadu dib uga dhicin sannadkan 2019-ka.

FAAHFAAHINTA WARKAN IYO HADALLADA MASUULIYIINTA LABADA XISBI, KAGA BOGO MUUQAALKAN HOOSE

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories