Monthly Archives: January, 2019

spot_imgspot_img

Somaliland: Baadhitaanno laga bilaabay Afar hay’adood oo Dowladda ka tirsan

Hargeysa (SLpost)- Komishanka Maamul-wanaagga iyo la-dagaalanka Musuq-maasuqa Somaliland, ayaa baadhitaanno ka bilowday Afar ka mid ah hay'adda Dowladda, kuwaas oo ka jiraan tuhunno la...

Fadlan Caawi Walaalkaaga Dhiban Mucjiso Naxdinleh Oo Ku Dhacday 5 Wiil Oo Walaalo Ah.

HARGEISA —Walaalo Sadaqaddanna Aynu La Baxno, Oo Dadkan Illaahay XISKOODII Ka Qaaday Ee Uu Inagu Eegayo Aynu Caawino. Dadkan oo ay hayso cafimaad daro...

Soomaaliya oo Kaalinta 1aad ka gashay Dalalka ugu Musuqa badan Adduunka iyo Maraykanka oo Su’aal la galiyey

Berlin (SLpost)- Dalka Soomaaliya ayaa kaalinta koowaad ka galay waddamada ugu musuq-maasuqa badan adduunka, halka dalka Denmark uu noqday waddanka ugu musuqa yar adduunka.   Sida...

Maxay yihiin Xaaladaha sababa ama keena Biyo-baxa Deg-degga ah iyo Qaabab lagu Dawayn karo?

  Saddex xaaladood baa keena "biyabaxa degdegga ah' (afka caafimaadka waxa loo yaqaannaa 'premature ejaculation'). Waa xaalad nafsi ah ta kowaad. Tusaale ahaan: haddii uu...

Madaxweynaha Jabuuti oo tilmaamay inaanay Soomaaliya u baahnayn Ciidamo shisheeye oo ka bar-bar dagaalada Milatariga dalkaas

Djibouti (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa sheegay in Ciidamada Soomaaliya xilligan awood u leeyihiin difaacista dalkooda iyo la-dagaalanka xoogagga mucaaradka ah...

Wasiirka Maaliyadda oo Xadhigga ka jaray Xafiiska Guud ee Naafada Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Somaliland Dr Sacad Cali Shire, ayaa maanta xadhigga ka jaray Xafiiska Guud ee Naafada Somaliland oo dhismihiisa laga...

Zakina Cafeteria House: Meherad-ganacsi Casri ah oo lagaga furay Hargeysa iyo Adeegyada aad ka helayso

Hargeysa (SLpost)- Degmada Ibraahim Kood-buur ee magaalada Hargeysa, waxa maanta lagu daah-furay Meherad Ganacsi Casri ah oo lagu magacaabo Zakina Cafeteria House, kaas oo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img