“Cabdiraxmaan Cirro iyo Faysal Cali-waraabe.waa halyeeyo qaran-dhis ah oo doonaya inay qaranka kor u qaadaan oo ay kaliya kala fikir duwan yihiin xisbiga KULMIYE...
Hargeysa (SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa si waafi ah bulshada ugu sharraxay muhiimadda ay leedahay kala duwanaanshaha afkaarta iyo ra’yi-yada siyaasiyiinta dhexdooda ah, waxaana uu tilmaamay...
Madaxweynaha Oo Ka Qaybgalay Xuska Sannad-Guurada 24-Aad ee Ciidanka Qaranka iyo Nuxurka Khudbado Qiimo Laga Jeediyey
Hargeysa (SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna taliyaha guud ee ciidamada qalabka sida, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay munaasibadda sanad-guurada 24-aad ee kasoo wareegtay...
Xukuumadda oo Shaacisay Abaar Baahsan oo ku dhufatay deegaanada Somaliland iyo tirada dadka ay saamaysay
Xukuumadda oo Shaacisay Abaar Baahsan oo ku dhufatay deegaanada Somaliland iyo tirada dadka ay saamaysay https://youtu.be/W7iqieCp9OY
Hoggaanka Xisbiga UCID oo eedaymo musuq-maasuq u jeediyey masuul ka tirsan Wasaaradda Warfaafinta
Boorama (SLpost) - Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Xisbiga mucaaradka ah ee UCID Cabdinaasir Muxumed Xasan Buuni, ayaa dhaliilo u jeediyey Agaasimaha Maamulka iyo lacagta...
Guddoomiyaha Dahabshiil oo ka Hadlay Shirweynaha Ganacsiga Adduunka oo uu ka Qayb Galay
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Guud ee Shirkadda Dahabshiil Group Cabdirashiid Maxamed Siciid (Dahabshiil) ayaa ka hadlay Shirweynaha ganacsia adduunka oo sanadle ah oo uu kaga...
Waan hakiyey shirkii Burco, lamana qabanayo immika iyo Wakhti Dambe toona” – Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir
"Waan hakiyey shirkii Burco, lamana qabanayo immika iyo Wakhti Dambe toona" - Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir. Muuqaalkan hoose ka Daawo hadalka Suldanka oo sidoo kale...
Wasiirka Horumarinta Beeraha Oo Kormeer Kobcinta Wax Soo-Saarka Dalka ah ku tagay gobollada Galbeedka
Arabsiyo (SLpost) – Wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland Md. Axmed Muumin Seed, ayaa Maanta kormeer ku soo maray Beerlayda...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

