Guddoomiyaha Telesom Oo ku guuleystay Abaalmarinta Hogaamiyaha Ugu Wanaagsan Tiknoolajiyadda Afrika
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Shirkadda Telesom, Mr. Abdikarim Mohamed Eid (CEO) ayaa ku guuleystay abaalmarinta “Hoggaamiyaha Ugu Wanaagsan Afrika” ee Hurumarinta Isgaadhsiinta & Teknoolajiyadda. Abaalmarintan oo...
MIYIGA ILAA MADBAKHA: Riwaayad Cajiib ah oo ka Tarjumaysa Xaalado Xaasaasi ah iyo Nuxurka ka dambeeya
Waxaanu halkan ugu soo gudbinaynaa Akhristayaasha ku xidhan warbaahinta Somalilandpost.net iyo Bulshada kaleba, riwaayad la magac-baxday MIYIGA ILAA MADBAKHA, taas oo Tarjumaysa Xaalado Xaasaasi...
DHARAARO XUSUUSTOOD: “La Kala Dheeree, Orodse Maaha” – QORMO XIISO BADAN By Prof. Maxamed Siciid Gees
Bishii February ee sannadkii1986-kii, ayaan xoolo ka saaray doon ka baxday tuulada Ceelaayo oo qiyaas dhan 27 kiilomitir u jirta magaalada weyn ee Boosaaso....
Abdikarim Mohamed Eid, CEO of TELESOM, wins AfricaCom CXO of the Year
Cape Town (SLpost)- The CEO of Somaliland's leading Telecom Company, TELESOM, Abdikarim Mohamed Eid, has won and was Acknowledged as AfricaCom CXO of the Year...
Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Oo Faahfaahin Ka Bixiyey Natiijada Safar Wefti Somaliland ku gaadheen dalka toobiya iyo kulamo u qabsoomay
Hargeysa (SLpost)- Wefti Dawladda Somaliland ka socday oo maalmihii u dambeeyey hawlaha shaqo ugu maqnaa dalka Itoobiya, ayaa ku soo gurya noqday Caasimadda Hargeysa...
Shirka Sannadlaha ah ee Saxaafadda Somaliland oo la soo gebo-gabeeyey iyo Abaalmarino lagu guulaystay
Hargeysa (SLpost)- Magaalada Hargeysa waxa maanta lagu soo gebo-gabeeyay shirka sanadlaha ah ee Saxaafadda Somaliland, iyadoo halkaas maanta abaalmarinno lagu guddoonsiiyey suxufiyiin ku guulaystay...
Madaxweynaha Somaliland Oo La Kulmay Wefti Miisaan leh oo ka socda Qaramada Midoobay Iyo Urur-Goboleedka IGAD
Hargeysa (SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan la qaatay wefti ballaadhan oo ka socday qaramada midoobay iyo urur-goboleedka IGAD. Kulankan uu madaxweynuhu...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

