Yearly Archives: 2018

spot_imgspot_img

Sheekh Dirir ayaa sheegay in Xasadka, Xiqdiga iyo Colaadaha, Qanaaco la’aantu Keento.

“Cudurada innagu badan ee Su’aasha, Shaxaadka, Dawarsiga iyo Baryada, dawadeedu waa Qanaacada…”   Hargeysa-(SLPost) Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir ayaa sheegay, in faa’iidada koowaad ee...

Kulan Wasiirka Ganacsiga Kenya ku Qaabilay Safiirka JSL iyo Nuxurkiisa.

Kenya-(SLPost) “Waajibaadka aanu u xilsaaran nahay ayey ka mid tahay horumarinta xidhiidhka Ganacsi ee JSL la wadaagto dalka iyo shacabka Kenya, si aanu uga...

“Waa inuu qalbiga qofku raali ku yahay qadarka iyo qorshaha Alle, oo aanu ka cabanin..Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir.

Hargeysa- Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir ayaa sheegay in qofka ama ummadu hadday waxuu Ilaahay siiyey eegi waayaan ama ku qanci waayaan, Ilaahay bay...

Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi oo Bogaadisay Guusha Guddoomiyaha Shirkadda Telesom

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, ayaa ku hambalyeysay Guddoomiyaha Shirkadda Telesom Cabdikariim Maxamed Iid abaalmarin caalami ah oo uu ku mutaystay in loo...

Siyaasi Ramaax oo soo bandhigay inuu yahay Murashax iyo biyo-shubka Mustaqbalka Hankiisa siyaasadeed

Berbera (SLpost)- Guddoomiyihii hore ee Gobollada Saaxil, Sanaag, Togdheer iyo Awdal, Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax, ayaa munaasibad ballaadhan oo uu maanta ku qabsaday magaalada...

Timirtii Horaba dab loo Waa! – W/Q: Suxufi Maxamed Faarax Coomaade.

Markii ay burburtay dawladii dhexe ee Somalia 1991 waxaa qarxay dagaalo sokeeye oo lagu hoobtay kuwaasi oo ay ku naf waayeen kumanaan Soomaali ah,Qaramada...

BAAQ Muwaaddin – W/Q: Amb Cali Aadan Cawaale

ASC Ummaddayda reer Somaliland, Muwaaddin kasta oo ay ku weyntahay qaddiyadda dalkiisu tii ku dhici lahayd weeyee caawa aniga oo salaaddii cisha ku jira ayaa...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img