Madaxweynaha iyo Komishanka oo ka wada-hadlay Doorashada Goleyaasha Baarlamaanka iyo Mowqifka Beesha Caalamka
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta Xafiiskiisa kulan kula qaatay xubnaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo maalmihii u dambeeyey safar ugu...
DAAWO Riwaayad Cajiib ah oo Wacdiga jira ka hadlaysa iyo Wacdaraha QOSOLKA Guri-Barwaaqo
DAAWO Riwaayad Cajiib ah oo Wacdiga jira ka hadlaysa iyo Wacdaraha Guri-Barwaaqo DAAWO Riwaayad Cajiib ah oo Wacdiga jira ka hadlaysa iyo Wacdaraha Guri-Barwaaqo DAAWO Riwaayad Cajiib ah oo Wacdiga jira ka hadlaysa iyo Wacdaraha Guri-Barwaaqo
Hay’adda Shaqaalaha Oo Gobolka Awdal Ka Bilawday Tiro-Koobka Iyo Tayeynta Shaqalaha Dawladda Iyo Guddoomiye Sharmarke Geellle Oo Faahfaahin Dheeraad Ah Ka Bixiyey
Boorama (SLpost)- Hay’adda Shaqaalaha dawladda ee Somaliland, ayaa Gobolka Awdal ka bilawday hawlgalka Tiro Koobka Diwaangelinta ee Madax Taabashadda Shaqaalaha Dawladda ee Somaliland oo...
Madaxtooyada Somaliland oo Hadallo Cadho ka muuqato ugu Jawaabtay Labada Xisbi Mucaarad
Hargeysa (SLpost)- Madaxtooyada Somaliland, ayaa jawaab ka bixisay hadallo ay culayskooda qaadi kari weyday oo ka soo baxay xisbiyada mucaaradka oo ka hadlay Heshiiska...
Madaxweynaha Somaliland oo Kormeer Ku Tegay Xarunta Wasaaradda Waxbarashada iyo Nuxurka Khudbad uu Halkaas Ka Jeediyey
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kormeer shaqo ku tegay xarunta guud ee wasaaradda waxbarashada iyo Saynisku ku leedahay caasimadda...
Madaxweyne-ku-xigeenka oo Daah-furay Kulan Lagu Unkayo Qorsheyaasha Mustaqbal Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha iyo Arrimaha Distoorku
Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa ka qayb-galay kulan ballaadhan oo lagu unkayo qorshaha afarta sano ee socda ay...
Telesom oo daahfurtay adeeg cusub oo dhiiri gelinaya isticmaalka shillinka Somaliland, isla markaana caddaysay inay fulinayso Go’aamadii xukuumaddu kasoo saartay xakamaynta Qiima dhaca Lacagta...
Hargeysa (SLpost)- Shirkadda isgaadhsiinta casriga ah ee Telesom ayaa soo bandhigtay adeeg cusub oo ay soo kordhisay oo ah in shillinka Somaliland telefoonkaaga kaga...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

