TOG-WAJAALE: Daawo Bilicda SAWIRRADA Kulanka Labada Madaxweyne iyo Wacdarihii soo-dhaweynta Shacabka Degmada
Tog-wajaale (HP)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan la yeeshay madaxweynaha dawlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya, Mudane Mustafe Maxamuud Cumar iyo wefti uu...
Madaxweyne Muuse Biixi iyo Madaxweynaha DDSI oo Kulan ku yeeshay Gudaha Somaliland iyo Nuxurka Arrimo laga wada-hadlay
Tog-wajaale (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan la yeeshay madaxweynaha dawlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya, Mudane Mustafe Maxamuud Cumar iyo wefti uu...
Wax-qabadka Xukuumadda Somaliland 2018: Sannadka 1aad ee Madaxweyne Muuse Biixi iyo Wixii u qabsoomay – Qormo Taxane ah (Qaybta 2aad)
Hargeysa (SLpost)- Xukuumaddu iyadoo ka duullaysa ballanqaadkeedii xagga Wax-soosaarka waxay bilowday beerista mashruuca banka Wajaalle oo la qoday xilligii roobabka ee 2018, 3,172 Saacadood...
Wax-qabadka Xukuumadda 2018: Sannadka 1aad ee Madaxweyne Muuse Biixi – Qormo Taxane ah (Qaybta 1aad)
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa muddada sannadka ah ee ay Xukuumaddiisu jirtay waxyaabaha ay qabatay la soo bandhigay toddobaadkan, waxaana qayb...
Guddiga Qardaraasyada Qaranka oo Shaaciyey Tartanka 8 Mashruuc oo Xukuumaddu ka hirgelinayso Dalka
Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka Somaliland, ayaa shaaciyey 8 Mashruuc oo xukuumaddu ka hirgelinayso dalka, kuwaas oo loo tartami doono isla markaana si caddaalad...
“Marka ay Gaboobaan, debedda ayaa loo saaraa magaalada si Waraabuhu u cuno” – Daawo Warbixin Cajiib ah
Hargeysa (SLpost)- Weriye Saddiiq M Burmad oo ka tirsan Laanta Afka Soomaaliga Idaacadda BBC, gaar ahaan qaybta Telefishanka, ayaa warbixin ka diyaariyey tacaddiyada loo...
Socdaalka Muuse Biixi ee Beriga, soo-dhaweyntii Shacabka iyo Bilicda Muuqaallada Hannaankii Gelbiska Weftiga oo Berbera ku hoyday
Berbera (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyaddda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefdi ballaadhan oo uu hoggaaminayo, ayaa safar shaqo ku gaadhay magaalo madaxda gobolka Saaxil...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

