Yearly Archives: 2018

spot_imgspot_img

Taranta Daanyeerka oo badatay ayaa hoos u dhac ku keentay Wax-soosaarkii Beeralayda Dalkeena. Talo ku socota Xukumada

Dadka beeralayda ah ee ku tiirsan wax-soosaarka dhinaca beeraha ayaa la daalaa dhacaya sidii ay uga celin lahaayeen waxa ay tabcadeen xayawaanka Daanyeerka oo...

SOMALILAND: WASIIR iyo SIYAASI isku haysta Kursi ka bannaanaaday Golaha Wakiillada iyo Diiwaanka Caddeynta

Hargeysa (SLpost)- Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Maxamed Muuse Abees iyo Siyaasi Xuseen Axmed Caydiid oo ka tirsan xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa...

Biyo la’aan baahnsan oo soo foodsaartay degmada Berbera iyo Dadweynaha magaalada oo Afka furtay

Berbera (SLpost)- Biyo la'aan baahsan oo saamayn inta badan shacab, gaar ahaan dadka danyarta ah, ayaa soo food-saartay magaalo-xeebeedda Berbera ee Xarunta gobolka Saaxil,...

“Hadalka Buurmadow waxa uu abuuri karaa Colaad Cusub…” – Suldaan Maxamed Cabdiqaadir oo gaashaanka ku dhuftay Hadal ka soo yeedhay Boqor Buurmadow

Hargeysa (SLpost)- Suldaanka Guud ee Somaliland Suldaan Maxamed Cabdiqaadir, ayaa gef iyo meel-ka-dhac colaad hor leh abuuri kara ku tilmaamay hadal uu Boqor Buurmadow...

HAMBALYO AROOS FARXAD LEH: Cabdifataax Ismaaciil Mursal iyo Farduus Xaashi Cumar

Maxmuud Cabdi Jaamac (Xuuto), Maxamed Xuseen Jaamac (Rambo), Barkhad Maxamuud Kaariye, Cabdishakuur Muxumed Heersare, Cabdixakiim Maxamuud Shirwac, Maxmed Cabdi Sheekh (Ilig), CabdiqaadirAadan Carab,  Cabdiraxmaan...

Madaxweyne ku-xigeen Saylici oo lagaga Cabanayo Arrin Meel-ka-dhac ku ah Diinta Islaamka iyo Xuquuqda Aadamaha!

Hargeysa (SLpost)- Qoysas danyar ah oo deris ah Guriga uu magaalada Hargeysa ka deggen yahay madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa cabasho...

Xoghayihii Guud ee WADDANI oo ka hadlay Go’aanka uu ku wejahayo tallaabada xil-ka-qaadistiisa

Hargeysa (SLpost)- Xoghayihii Guud ee Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Maxamed Cabdilaahi Uurcadde oo xisbigaasi shaaciyey inay xilkii ka qaadeen kaddib kulan deg-deg ah...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img