Jaran-jarrada loo maray Kiiska Naciima Qorane oo Maxkamadda Gobolka Maroodijeex ku ridday Xukun Saddex Sannadood Xadhig ah
Hargeysa (SLpost)- Maxkamadda Gobolka Maroodijeex ayaa xukun saddex sanno ah ku ridday Naciima Qorane oo ku eedaysnayd inay ku kacday hadallo iyo ololeyaal liddi...
Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qaybgalay Xus Ballaadhan Oo Loo Sameeyey Maalinta Dhiraynta Somaliland, Looguna Magacdaray GEED JANNADA KA BEER
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay xus ballaadhan oo loo sameeyey maalinta dhiraynta Somaliland oo ku beegan maanta...
OP-ED
How Bebera has transformed through the years?
I went for a short working visit to the coastal city of Berbera, which I had to go to during school holidays. Again, I...
Qodobbada Ugu Waaweyn Ee Diiwaanka U Galay Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi 120-kii Maalmood Ee U Horreeyey
Xukuumadda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi oo shaqadeeda bilowday 13-kii December 2017, ayaa shaacisay waxqabadka u qabsoomay muddadii 120ka maalmood ee u...
Daawo Warbixin laga diyaariyey Nadaafad-darrada Jidadka Hargeysa iyo Saamaynta Xilliyada Roobka
Daawo Warbixin laga diyaariyey Nadaafad-darrada Jidadka Hargeysa iyo Saamaynta Xilliyada Roobka, taas oo fashilisay doorka Dowladda Hoose iyo sida ay uga gaabisay Hawlihii ay u xil-saarnayd ee Caasimadda. Daawo Warbixin laga diyaariyey Nadaafad-darrada Jidadka Hargeysa iyo Saamaynta Xilliyada Roobka, taas oo fashilisay doorka Dowladda Hoose iyo sida ay uga gaabisay Hawlihii ay u xil-saarnayd ee Caasimadda
Wasiirkii hore ee Warfaafinta oo ka hadlay Xaaladda Wasaaraddaas iyo Duruufaha ku gedaaman
Hargeysa (SLpost)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyi-gelinta Cismaan Saxardiid (Caddaani), ayaa ka hadlay xaaladda Wasaaradda warfaafinta iyo khilaafka u dhexeeya shaqaalaha...
Guddiga Fulinta ee WADDANI ee xilkii ka qaaday Xoghayihii Guud ee Xisbigaas, Maxamed Cabdilaahi Uur-cadde
Hargeysa (SLpost)- Shir ballaadhan oo ay saaka iskugu yimaadeen guddida fulinta ee Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa waxa ay cod gacan taag ah...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

