Yearly Archives: 2018

spot_imgspot_img

Xukuumadda Somaliland oo Jawaab ka bixisay Hadal ka soo yeedhay Dowladda Imaaaraadka Carabta

Hargeysa (SLpost)- Xukuummadda Somaliland, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay hadal ka soo yeedhay Dowladda Imaaraadka Carabta oo sida laga soo xigtay sheegtay in...

Gaadiidleyda oo Farta ku fiiqay Shirkadda Keentay Shidaalka Wasakheysan, Maamulka Haamaha oo Xaqiijiyey iyo Doodda Shirkado ka hadlay

Hargeysa (SLpost)- Gaadiidleyda kala duwan ee dalka ayaa cabasho xooggan ka muujiyey Shidaal wasakhaysan oo dalka soo galay, kaasi oo wax yeello kasoo gaadhay...

Xukuumadda Somaliland oo faahfaahin ka bixisay Daan-daansi Milatari oo uga yimi Maamulka Puntland iyo Jawaabta ay ka bixinayaan

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Gaashan-dhigga Somaliland Ciise Axmed Yuusuf oo uu weheliyo taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani oo maanta si-wada...

Hargeysa: Wakaaladda Biyaha oo Shaacisay Bilowga Mashruucii ugu ballaadhnaa ee Biyo-ballaadhinta Caasimadda oo Tartan loo gelayo

Hargeysa: Wakaaladda Biyaha oo Shaacisay Mashruucii ugu ballaadhnaa ee Biyo-ballaadhinta Caasimadda iyo Tartan loo gelayo  Hargeysa: Wakaaladda Biyaha oo Shaacisay Mashruucii ugu ballaadhnaa ee Biyo-ballaadhinta Caasimadda iyo Tartan loo gelayo 

Wasiirka Warfaafinta oo Waraysi Qoto-dheer kaga hadlay Arrimo Xaasaasi ah, Isbarbardhigga Xukuumaddii Siilaanyo & ta Muuse Biixi iyo Qodobbo kale

Hargeysa (SLpost)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka Somaliland Cismaan Saxardiid (Caddaani), ayaa waraysi qoto-dheer oo uu siiyey Telefishanka HCTV kaga hadlay...

SOMALILAND: Sababaha, Saameynta Iyo Seeteynta Sarrif Bararka (Qeybta Koobaad) – W/Q: Ahmed Cabdilaahi Cumar (Diini)

HORDHAC Qormadeenii hore wax aynnu kaga hadalney Isirrada ugu waa weyn ee loo aaneeyo in ay sababeen Sicir Bararka iyo saameynta taban ee kor u...

Taariikh Nololeedkii Sheekh Cali Xaaji Ibraahim Xirsi 1905-1984-kii – W/Q:C/raxmaan Axmed Koosaar Qaybtii 2aad

Kaalintii uu ka qaatay Cilmiga Diinta  ee Xaga Caalamka Islaamka . Sheekhu isagoo macalin ka ah Dugsiga sare ee Cammuud lixdameeyadii ayuu nin yamani ah...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img