Home"Hadalka Buurmadow waxa uu abuuri karaa Colaad Cusub..." - Suldaan Maxamed Cabdiqaadir...

“Hadalka Buurmadow waxa uu abuuri karaa Colaad Cusub…” – Suldaan Maxamed Cabdiqaadir oo gaashaanka ku dhuftay Hadal ka soo yeedhay Boqor Buurmadow

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa (SLpost)- Suldaanka Guud ee Somaliland Suldaan Maxamed Cabdiqaadir, ayaa gef iyo meel-ka-dhac colaad hor leh abuuri kara ku tilmaamay hadal uu Boqor Buurmadow maalintii shalay ka jeediyey Munaasibad lagu caleemo-saaray mid ka mid ah madax-dhaqameedka maamul-goboleedka Puntland oo ku qabsoontay deegaanka Carmo oo ka tirsan degmada Boosaaso.

suldaan maxamedBoqor Buurmadow munaasibaddaas oo ay goob-joog ka ahaayeen madaxda iyo golaha Dhaqanka Puntland iyo madax-dhaqameed isaga kala yimi deegaannada Soomaalida, waxa uu kaga baaqay in la kala qaado ciidamada Qaranka Somaliland iyo kuwa maamul-goboleedka Puntland oo isku hor-fadhiya xuduudka u dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya, isagoo sheegay inuu arrintaa kala hadlay madaxweynayaasha.

Haddaba, Suldaan Maxamed Cabdiqaadir oo daba-socda hadalka Boqor Buurmadow, waxa uu sheegay inaanay Somaliland marnaba diyaar u ahayn colaad iyo dagaal dhexmara maamul-goboleedka Puntland, balse aanay cidna u daba-fadhiisanayn xaqna u leedahay ilaalinta Xuduudaheeda.

Suldaanku waxa uu sidan ku sheegay waraysi gaar ah oo uu siiyey telefishanka madaxa-bannaan ee HCTV. Haddaba Muuqaalkan hoose ka daawo Suldaanka oo ka hadlaya arrintan iyo qodobbo kale.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories