HomeSocdaalka Muuse Biixi ee Beriga, soo-dhaweyntii Shacabka iyo Bilicda Muuqaallada Hannaankii Gelbiska...

Socdaalka Muuse Biixi ee Beriga, soo-dhaweyntii Shacabka iyo Bilicda Muuqaallada Hannaankii Gelbiska Weftiga oo Berbera ku hoyday

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Berbera (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyaddda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefdi ballaadhan oo uu hoggaaminayo, ayaa safar shaqo  ku gaadhay magaalo madaxda gobolka Saaxil ee Berbera, waxana halkaas kusoo dhaweeyey shacabka ku dhaqan magaalada Berbera iyo nawaaxigeeda.

Wefdiga uu hoggaaminayo madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo ay xubno ka yihiin wasiirrada wasaaradaha  Gaashaandhigga, Mudane Ciise Axmed Yuusuf, Horumarinta Beeraha, Mudane  Axmed Muumin Seed, iyo Diinta iyo Awqaafta, Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed, Caafimaadka, Dr. Xasan Ismaaciil Yuusuf, guddoomiye-ku-xigeenka saddexaad ee xisbiga KULMIYE, Xuseen Aadan Cadde, iyo siyaasiyiin milgo iyo miisaan leh oo ay kamid yihiin, Ambassador Cawil Cali Ducaale, Farxaan Aadan Haybe, xildhibaanno iyo xubno kale oo xukuumadda ka tirsan.

Soo Dhawayntii Muse BIixiMadaxweynaha iyo wefdiga uu hoggaaminayo, ayaa ugu horrayn waxa si weyn  loogu soo dhaweeyey dhammaanba deegaannada u dhexeeya magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera oo ay taagnaayeen dadweyne caleemo qoyan iyo calanka Jamhuuriyadda Somaliland lulaya, isla markaana muujinaya taageerada laxaadka leh  ee ay u hayaan hoggaaminta madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

Maamulka gobolka Saaxil iyo degmada Berbera iyo shacabweyne tiro badan oo ku dhaqan magaalada Berbera, ayaa madaxweynaha iyo wefdigiisa kaga horyimi duleedka Galbeed ee magaalada, halkaas oo uu madaxweynuhu shacabka kula qaatay socod lug ah oo masaafad dheer ah.

Muuse Biixi_Berbera (1) Muuse Biixi_Berbera (2) Muuse Biixi_Berbera (3) Muuse Biixi_Berbera (4) Muuse Biixi_Berbera (5) Muuse Biixi_Berbera (6) Muuse Biixi_Berbera (7) Muuse Biixi_Berbera (8) Muuse Biixi_Berbera (9) Muuse Biixi_Berbera (10) Muuse Biixi_Berbera (11) Muuse Biixi_Berbera (12) Muuse Biixi_Berbera (13) Muuse Biixi_Berbera (14) Muuse Biixi_Berbera (15) Muuse Biixi_Berbera (16) Muuse Biixi_Berbera (17) Muuse Biixi_Berbera (18) Muuse Biixi_Berbera (19) Muuse Biixi_Berbera (20) Muuse Biixi_Berbera (21) Muuse Biixi_Berbera (22) Muuse Biixi_Berbera (23) Muuse Biixi_Berbera (24) Muuse Biixi_Berbera (25) Muuse Biixi_Berbera (26) Muuse Biixi_Berbera (27) Muuse Biixi_Berbera (28) Muuse Biixi_Berbera (29) Muuse Biixi_Berbera (30) Muuse Biixi_Berbera (31) Muuse Biixi_Berbera (32) Muuse Biixi_Berbera (33) Muuse Biixi_Berbera (34) Muuse Biixi_Berbera (35)8B7A8558 8B7A8563 8B7A8566 IMG_8782 IMG_8785 IMG_8793 IMG_8796 IMG_8809 IMG_8820 IMG_8822 IMG_8828 IMG_8834 IMG_8843 IMG_8848 IMG_8859 IMG_8861 IMG_8877

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories