Yearly Archives: 2018

spot_imgspot_img

“Inanta, inanka, taajirka iyo ku kasta oo dagaalkaas ka qayb qaata oo fidno-wade ah, gacan dawladeed baanu ku qabanaynaa”

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay Xiisadda Colaadeed ee ka taagan gobolka Sanaag gaar ahaan deegaanka Ceel-Afweyn oo uu...

“Nimanka Saaka na soo weeraray waxaanu u galaynaa sidaanu Siyaad Barre u galnay” – Madaxweyne Muuse Biixi

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland ayaa sheegay sheegay inay Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland dhirbaaxo kulul ku dhufteen Ciidanka Soomaaliya oo saaka weerar ku soo qaaday...

TOOS U DAAWO Dabbaal-degga Xuska Munaasibadda 27aad Guurada Maalinta Qaranimada Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Munaasibado loogu dabaal-degayo sanad-guurada 27aad ee ka soo wareegtay markii ay Somaliland xornimadeeda la soo noqotay ayaa ka socda guud ahaan Gobolada...

Maraykanka oo Qorshaynaya inuu Shirkadihiisa gaarka loo leeyahay u oggolaado Maalgeshi ay ku sameeyaan Kuuriyada Woqooyi

London (SLpost)- Dalka Maraykanka ayaa laga yaabaa in uu shirkadaha gaarka loo leeyahay u ogolaado in ay maalgashadaan Kuuriyada Waqooyi, sida uu Axaddii shalay...

Ujeeddada Shir-weyne Caalami ah oo maanta ka furmay dalka Jabuuti iyo Arrimo Saamayn ku leh Soomaalida oo lagu faaqiday

Ujeeddada Shir-weyne Caalami ah oo maanta ka furmay dalka Jabuuti iyo Arrimo Saamayn ku leh Soomaalida oo lagu faaqiday Ujeeddada Shir-weyne Caalami ah oo maanta ka furmay dalka Jabuuti iyo Arrimo Saamayn ku leh Soomaalida oo lagu faaqiday

Ujeeddada Socdaal uu Hargeysa ku yimi Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay Arrimaha Soomaalida oo kulan la qaatay Madaxweyne Muuse Biixi

Hargeysa (SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan la yeeshay ergayga gaarka ah ee xog-hayaha guud ee qaramada midoobay u qaabilsan...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Xadhigga Ka Jaray Dhisme Cusub oo Loo hirgeliyey Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa xadhigga ka Jaray dhisme laba dabaq ka kooban oo loo bineeyey wasaaradda Diinta iyo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img