Yearly Archives: 2018

spot_imgspot_img

Saddexda Xisbi Qaran ee Somaliland oo Si Wada-jir ah uga hadlay Dagaalka Tukaraq, Shacabkana Baaq u jeediyey

Hargeysa (SLpost)- Saddexda Xisbi Qaran ee Somaliland, ayaa si wada-jir ah uga hadlay dagaal maalintii shalay ku dhexmaray deegaanka Tukaraq Ciidamada Qaranka iyo Ciidamada...

DAAWO Bilicda Qaybta 2aad ee Sawirrada Xuska Maalinta Qaranimada Somaliland: Cududdii Ciidamada kala duwan, Wacdarihii Shacabka iyo Muuqaalladii Layaabka abuuray

Munaasibado loogu dabaal-degayo sanad-guurada 27aad ee ka soo wareegtay markii ay Somaliland xornimadeeda la soo noqotay ayaa ka socda guud ahaan Gobolada dalka iyo...

DAAWO Qaabkii Gobolka Gabiley looga Dabbaal-degay Xuska 27-guurada Maalinta Qaranimada Somaliland

Gabiley (SLpost)- Magaalada Gabiley ee Xarunta gobolkaas, waxa saaka si ballaadhan loogu soo baxay xuska munaasibadda 18-ka May, iyadoo qaybaha bulshada kala duwan, masuuliyiinta...

DAAWO Bilicda Sawirrada Xuska Maalinta Qaranimada Somaliland: Cududdii Ciidamada kala duwan, Wacdarihii Shacabka iyo Loolanka Degmooyinka

Munaasibado loogu dabaal-degayo sanad-guurada 27aad ee ka soo wareegtay markii ay Somaliland xornimadeeda la soo noqotay ayaa ka socda guud ahaan Gobolada dalka iyo...

Sidee Gobolka HAWD looga Xusay Dabbaal-degga Maalinta Qaranimada Somaliland?

Hargeysa (SLpost)- Magaalada Balligubadle ee xarunta Gobolka Hawd, ayaa saaka si ballaadhan looga xusay munaasibadda maalinta Qaranimada Somaliland ee 18 May oo maanta laga...

Faahfaahinta Khasaaraha ka dhashay Dagaal saaka dhexmaray Ciidanka Qaranka iyo Maamul-goboleedka Puntland

Hargeysa (SLpost)- Dagaal ayaa saaka Deegaanka Tukaraq ee nawaaxiga xuduudka ku dhexmaray  Ciidamada Somaliland iyo kuwa Maamul-goboleedka Puntland. Lama oga Khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay...

Daawo Nuxurka Khudbad dhinacyo badan taabanaysa oo Madaxweynaha Somaliland ka jeediyey xuska Maalinta Qaranimada

Daawo Nuxurka Khudbad dhinacyo badan taabanaysa oo Madaxweynaha Somaliland ka jeediyey xuska Maalinta Qaranimada Daawo Nuxurka Khudbad dhinacyo badan taabanaysa oo Madaxweynaha Somaliland ka jeediyey xuska Maalinta Qaranimada

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img