Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland oo ka Tacsiyadeeyey Ciidamada kala duwan iyo Qaranka JSL Hogaankii howl-gelinta Ciidanka Badda oo geeriyooday
Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha Jamhuuriyada Somaliland Sareeye Guuto Cabdi Xirsi Ducaale, isagoo ku hadlaya Magaciisa iyo Magaca Ciidanka Ilaallada Xeebaha Jamhuuriyada Somaliland, wuxuu tacsi...
“Magaalada Garoowe uma soconno, dadkeeda inaanu Qixinno uma soconno…Shacabka reer Puntland waa dad gob ah oo Wax-garad ah..,”
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay inaanay Somaliland duullaan ku ahayn isla markaana waxyeello la rabin dhulka iyo shacabka reer...
Madaxtooyada Somaliland Oo Caawa Lagu Qabtay Munaasibada Sanad Guurada 27aad ee 18 May iyo Jewigii madasha
Hargeysa (SLpost)-Munaasibad ballaadhan oo casho-sharafeed iyo Afur is barkan ah oo loogu dabbaal-deggayo sannad-guurada 27-aad ee kasoo wareegtay dib ula soo noqoshadii xorriyada Jamhuuriyadda...
Top Secret: Nuxurka Warqad Sir ah oo Fashilisay in Dowladda Muqdisho Qayb ka ahayd Dagaalkii Tukaraq iyo Jabka soo gaadhay Ciidanka Puntland
Madaxweynaha Maamul-gobolkeed Soomaaliyeed ee Puntland Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas), ayaa madaxweynaha Soomaaliya u diray waraaq uu kaga codsanayo taakulo ciidan iyo mid maaliyadeed, kaddib...
Madaxweynaha Somaliland oo caawa Kulan-weyne Aayo-ka-tashi Qaran ah isugu yeedhay Hal-doorka Siyaasiyiinta & Odayaasha dalka iyo Arrimo Xaasaasi ah oo lagu soo qaaday (DAAWO...
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa caawa kulan ballaadhan la qaatay siyaasiyiinta ugu miisaanka culus dalka ee xilligan ku jira siyaasadda...
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada iyo Wasiirro booqday Jiidda hore ee Ciidamada Qaranka, farriin cadna u diray Maamul-goboleedka Puntland
Laascaanood (SLpost)- Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Baashe Maxamed Faarax oo ay wehelinayaan wefti isugu jira wasiirrada Gaashana-dhigga, Horumarinta Biyaha, iyo xildhibaanno, ayaa maanta booqday fadhiisimada...
Ciidamada Somaliland oo soo bandhigay Tikniko iyo Gaadiidka Gaashaaman ee laga furtay Ciidamadii Duullaanka soo qaaday ee Puntland
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Baarlamaanka, wasiiro iyo Taliyaha Guud ee Ciidanka Qaranka ayaa gaadhay Jiidda hore ee Xuduudka u dhexeeya Somaliland iyo maamul-goboleedka Puntland oo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

