Monthly Archives: December, 2018

spot_imgspot_img

Madaxweynaha Jabuuti oo ka hadlay Loolanka Ganacsi ee Dekedda Berbera iyo Arrimo kale

Djibouti (SLpost)- Madaxweynaha dalka Djibouti Ismaaciil Cumar Geele, ayaa tilmaamay inaanu la dhacsanayn isbedelada ka socda gobalka Geeska Afrika, waxaanu sheegay inaanu weli u...

“Waxaan deg-degay, Cafis baan ka dalbanayaa Madaxweynaha iyo Shacabka Somaliland” – Generaal Jamaal Baaxad

"Waxaan deg-degay, Cafis baan ka dalbanayaa Madaxweynaha iyo Shacabka Somaliland" - Generaal Jamaal Baaxad

Madaxweyne, Handaraabka La Sheegaa Waa Mid Ku Kooban Xafiiskaaga! – W/Q: Mowliid Aadan Cumar

Madaxweynaha Qaranka Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi waxaan u soo jeedinayaa Saddex qodob oo horumar u ah Maamul-wanaagga iyo wada-shaqaynta Hay’adaha Dawladda, waxayna kala...

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta oo tababar u furtay hawlwadeennada wasaaradda qaarkood

Hargeysa (SLpost) – Masuuliyiinta u sarraysa wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland ayaa maanta furay tababar kor loogu qaadayo aqoonta hawlwadeennada waaxyaha kala duwan ee...

Bannaanbaxyo lagaga soo horjeedo Wasiirka Hawlaha Guud oo ka dhacay Magaalada Berbera

Bebera (SLpost)- Qaar ka mid ah dadweynaha ku dhaqan magaalo xeebeeda Berbera ayaa maanta isugu soo baxay Mudaharaado waa wayn oo ay kaga soo...

Ururka SOLJA oo ka hadlay Cashuur lagu soo rogay Warbaahinta Madaxa-bannaan

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha ururka Suxufiyiinta Somalilad ee Solja Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto) ayaa si adag uga hadlay cashuuro ay Xukuumadu ay dul dhigtay warbaahinta...

Wasiirka Maaliyadda oo ka hadlay Cashuuro lagu soo rogay Saxaafadda Madaxa-bannaan

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka wasaarada horumarinta Maaliyada Somaliland Dr. Sacad Cali Shire ayaa maanta kulan la qaatay Gudida Dhaqaalaha ee Golaha Wakiilada Somaliland. Kulanka kaddib, Wasiir...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img