Monthly Archives: November, 2018

spot_imgspot_img

Siyaasi Ramaax oo soo bandhigay inuu yahay Murashax iyo biyo-shubka Mustaqbalka Hankiisa siyaasadeed

Berbera (SLpost)- Guddoomiyihii hore ee Gobollada Saaxil, Sanaag, Togdheer iyo Awdal, Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax, ayaa munaasibad ballaadhan oo uu maanta ku qabsaday magaalada...

Timirtii Horaba dab loo Waa! – W/Q: Suxufi Maxamed Faarax Coomaade.

Markii ay burburtay dawladii dhexe ee Somalia 1991 waxaa qarxay dagaalo sokeeye oo lagu hoobtay kuwaasi oo ay ku naf waayeen kumanaan Soomaali ah,Qaramada...

BAAQ Muwaaddin – W/Q: Amb Cali Aadan Cawaale

ASC Ummaddayda reer Somaliland, Muwaaddin kasta oo ay ku weyntahay qaddiyadda dalkiisu tii ku dhici lahayd weeyee caawa aniga oo salaaddii cisha ku jira ayaa...

Guddoomiyaha Telesom Oo ku guuleystay Abaalmarinta Hogaamiyaha Ugu Wanaagsan Tiknoolajiyadda Afrika

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Shirkadda Telesom, Mr. Abdikarim Mohamed Eid (CEO) ayaa ku guuleystay abaalmarinta “Hoggaamiyaha Ugu Wanaagsan Afrika” ee Hurumarinta  Isgaadhsiinta & Teknoolajiyadda. Abaalmarintan oo...

MIYIGA ILAA MADBAKHA: Riwaayad Cajiib ah oo ka Tarjumaysa Xaalado Xaasaasi ah iyo Nuxurka ka dambeeya

Waxaanu halkan ugu soo gudbinaynaa Akhristayaasha ku xidhan warbaahinta Somalilandpost.net iyo Bulshada kaleba, riwaayad la magac-baxday MIYIGA ILAA MADBAKHA, taas oo Tarjumaysa Xaalado Xaasaasi...

DHARAARO XUSUUSTOOD: “La Kala Dheeree, Orodse Maaha” – QORMO XIISO BADAN By Prof. Maxamed Siciid Gees

Bishii February ee sannadkii1986-kii, ayaan xoolo ka saaray doon ka baxday  tuulada Ceelaayo   oo qiyaas dhan 27 kiilomitir u jirta magaalada weyn ee Boosaaso....

Abdikarim Mohamed Eid, CEO of TELESOM, wins AfricaCom CXO of the Year

Cape Town (SLpost)- The CEO of Somaliland's leading Telecom Company, TELESOM, Abdikarim Mohamed Eid, has won and was Acknowledged as AfricaCom CXO of the Year...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img