Monthly Archives: September, 2018

spot_imgspot_img

Yours Truly, Dahabshiil

There are periods in time that all the delight is yours. This does not come by accident, though. Such delights are the creation of...

Dugsiyada Nuuradiin Oo Tiradii Ugu Badnayd Ee Kaalmaha Ugu Horeeyay Ka Galay Tartankii Imtaxaanka Shahaadiga Ah ee Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Dugsiyada Nuradiin Oo Tiradii Ugu Badnayd Ee Kaalmaha Ugu Horeeyay Ka Galay Tartankii Imtaxaanka Shahaadiga ah ee Somaliland. Dugsiyada Nuuradiin, ayaa helay Todoba ka...

Qareenno soo bandhigay gal-daloolooyin ka muuqda Xeerka Kufsiga

Garyaqaanno ka tirsan Ururka Qareennada madaxa-bannaan ee Somaliland ee SOLA, ayaa ka horyimi, isla markaana Sharci-darro iyo Xad-gudub Diimeed ku tilmaamay Qodobbo ku jira...

Natiijada Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee Somaliland oo la shaaciyay iyo dugsiyada kaalmaha hore galay

Xafiiska Imataxaandka Qaranka Somaliland ayaa waxaa uu maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay imtaxaankii shaahadiga ahaa ee fasalada 8 ee dugsiga dhexe iyo fasalka...

Madaxweynaha oo shahaado-sharafeeddo guddoonsiiyey saraakiil ciidamada qaranka Katirsan Oo Derejooyin Sare Kaga Soo Qalin Jabiyey Jaamacado Dibadda ah

Hargeysa (SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shahaado-sharafeeddo ku maamuusay lix sarkaal oo  kasoo qalin-jabiyey jaamacado dibadda ah, kuwaas oo qaarkood kaalmo sare...

Axmed Yuusuf Yaasiin oo soo bandhigay Talooyin maamul oo uu u jeediyey Madaxweyne Muuse Biixi

Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa sheegay inuu talooyin ku aaddan wax-ka-qabashada tabashooyin laga tirsanayo maamulkiisa u jeediyey madaxweynaha...

Madaxweynaha Oo Ka Qayb-Galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Marxuum Jaamac Nuur Xasan Warfaa

Hargeysa (SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta ka qayb-galay aaska marxuum Jaamac Nuur Xasan Warfaa oo kamid ahaa waxgaradkii waqtiga badan...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img