HomeMadaxweynaha Oo Ka Qayb-Galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Marxuum Jaamac Nuur...

Madaxweynaha Oo Ka Qayb-Galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Marxuum Jaamac Nuur Xasan Warfaa

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta ka qayb-galay aaska marxuum Jaamac Nuur Xasan Warfaa oo kamid ahaa waxgaradkii waqtiga badan geliyey sidii ay Somaliland u horumari lahayd.

1Madaxweynaha oo ay wehelinayaan saraakiil katirsan goleyaasha kala duwan ee qaranka, waxgarad, culimo, madax-dhaqameed iyo boqollaal katirsan shacabka reer Somaliland, ayaa  salaadda Janaasadda aaska marxuum Jaamac Nuur Warfaa oo lagu aasay xabaalaha Baqiic ee waqooyiga caasimadda Hargeysa ka qayb-galay, waxana  si mug leh looga sheekeeyey doorkii shariifka ahaa ee uu marxuumku kaga jirey bulshada iyo sidii uu tusaalaha ugu ahaa wanaagga iyo wax-bixinta.

1Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, ayaa isagu dhinaciisa ku dheeraaday sifooyinkii wanaagsanaa ee uu marxuum Jaamac Nuur Xasan caanka ku ahaa iyo sidii uu maalkiisa iyo maskaxdiisaba u geliyey horumarka bulshada reer Somaliland.

4“Marxuum Jaamac Nuur waxa uu ahaa nin inta Bani’aadam wanaag leeyahay wanaag leh, haddii ay deeq tahay, haddii ay caddaalad tahay iyo haddii ay halgan tahayba, waxana uu ahaa dadka wanaaggooda la isku raacsan yahay, Baayac-mushtar buu soo bilaabay oo taajir weyn buu noqday, haddana wixiisii waxa uu ku bixiyey danta guud iyo halkii la yidhi dadka danta yar wax halla siiyo, illaa uu markii dambe noqday nin aan xoolo haynin oo wixiisii dadka u huray,” sidaas ayuu yidhi madaxweyne Muuse Biixi.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories