Monthly Archives: September, 2018

spot_imgspot_img

Somaliland: Gudoomiyaha Maxkamadda Sare oo Ballanqaaday Ku Dhaqanka Talooyin lagu Hagaajinayo Garsoorka dalka.

“Waxaan ballanqaadayna hay’ad Garsoor ahaan, inaan hirgelino, dhamaan arrimaha naloo soo jeediyey. Aduunka wax dhamaytiran ma jiro..” Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Prof Adan X Cali. Hargeysa-SLPost-...

Natiijada Kulan dhexmaray Madaxweyne Muuse Biixi iyo Guddoomiyeyaasha WADDANI iyo UCID

Hargeysa (SLpost)-Shir ballaadhan oo ay wada yeesheen xukuumadda Somaliland iyo axsaabta qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa la iskula gartay in wada-jir iyo iskuduubni looga wada...

Guddiga Arrimaha Dibadda Golaha Wakiilada oo kulan la qaatay Wasiir Sacad Cali Shire iyo Qodobbo Xaasaasi ah oo laga wada haflay

Hargeysa (SLpost) - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland Dr Sacad Cali Shire,  ayaa maanta hortagay Guddi-hoosaadka Arrimaha Dibadda ee...

Xukuumada, Bahda Garsoorka & Ururada Bulshada oo Kulan  ka Yeeshay sidii Bulshadu u Heli Lahayd   Adeega Caddaaladda.

“Had iyo jeer waxaanu difaacnaa xuquuqda aadanaha iyo xorriyadda. Waxay aasaas u yihiin Nabadda, Xasilloonida, Horumarinta iyo Aqoonsiga..” Prof Adan X Cali-Gudoomiyaha Maxkamadda Sare. Hargeysa...

Somaliland: Wareejinta Maamulka Haamaha Keydka Shidaalka Berbera oo Is-afgarad laga gaadhay

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa kulan ballaadhan  oo lagu lafo-guray sidii wada-jir iyo is-fahan loogu dhammayn lahaa wareejinta haamaha shidaalka Berbera la qaadatay...

HARGEYSA: Maxaabiis la guddoonsiiyey Abaal-marinno & Shahaadooyin iyo Waxa ay ku muteysteen

Hargeysa (SLpost)- Munaasibad ku qabsoontay gudaha Xabsiga Weyn ee magaalada Hargeysa, ayaa abaal-marinno iyo shahaadooyin lagu guddoonsiiyey qaar ka mid ah maxaabiista oo in...

Golaha Wakiillada oo u yeedhaya Wasiirka Maaliyadda oo ay ka biyo-diideen go’aan uu soo saaray

Hargeysa (SLpost)- Mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland ayaa shaaciyey inay u yeedhayaan Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Yuusuf Maxamed Cabdi, isla markaana ay wax ka weydiin doonaan Lacag...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img