Monthly Archives: April, 2018

spot_imgspot_img

Wasiirka Warfaafinta oo Waraysi Qoto-dheer kaga hadlay Arrimo Xaasaasi ah, Isbarbardhigga Xukuumaddii Siilaanyo & ta Muuse Biixi iyo Qodobbo kale

Hargeysa (SLpost)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka Somaliland Cismaan Saxardiid (Caddaani), ayaa waraysi qoto-dheer oo uu siiyey Telefishanka HCTV kaga hadlay...

SOMALILAND: Sababaha, Saameynta Iyo Seeteynta Sarrif Bararka (Qeybta Koobaad) – W/Q: Ahmed Cabdilaahi Cumar (Diini)

HORDHAC Qormadeenii hore wax aynnu kaga hadalney Isirrada ugu waa weyn ee loo aaneeyo in ay sababeen Sicir Bararka iyo saameynta taban ee kor u...

Taariikh Nololeedkii Sheekh Cali Xaaji Ibraahim Xirsi 1905-1984-kii – W/Q:C/raxmaan Axmed Koosaar Qaybtii 2aad

Kaalintii uu ka qaatay Cilmiga Diinta  ee Xaga Caalamka Islaamka . Sheekhu isagoo macalin ka ah Dugsiga sare ee Cammuud lixdameeyadii ayuu nin yamani ah...

Taranta Daanyeerka oo badatay ayaa hoos u dhac ku keentay Wax-soosaarkii Beeralayda Dalkeena. Talo ku socota Xukumada

Dadka beeralayda ah ee ku tiirsan wax-soosaarka dhinaca beeraha ayaa la daalaa dhacaya sidii ay uga celin lahaayeen waxa ay tabcadeen xayawaanka Daanyeerka oo...

SOMALILAND: WASIIR iyo SIYAASI isku haysta Kursi ka bannaanaaday Golaha Wakiillada iyo Diiwaanka Caddeynta

Hargeysa (SLpost)- Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Maxamed Muuse Abees iyo Siyaasi Xuseen Axmed Caydiid oo ka tirsan xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa...

Biyo la’aan baahnsan oo soo foodsaartay degmada Berbera iyo Dadweynaha magaalada oo Afka furtay

Berbera (SLpost)- Biyo la'aan baahsan oo saamayn inta badan shacab, gaar ahaan dadka danyarta ah, ayaa soo food-saartay magaalo-xeebeedda Berbera ee Xarunta gobolka Saaxil,...

“Hadalka Buurmadow waxa uu abuuri karaa Colaad Cusub…” – Suldaan Maxamed Cabdiqaadir oo gaashaanka ku dhuftay Hadal ka soo yeedhay Boqor Buurmadow

Hargeysa (SLpost)- Suldaanka Guud ee Somaliland Suldaan Maxamed Cabdiqaadir, ayaa gef iyo meel-ka-dhac colaad hor leh abuuri kara ku tilmaamay hadal uu Boqor Buurmadow...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img