Xisbiga KULMIYE Oo Jawaab Adag Ka Bixiyey Hadallo Deel-qaaf ah oo uu Guddoomiyaha WADDANI Ku Duray Haldoorka Umadda, Haybadda Qarankana Ku Hagardaameeyey
Hargeysa (SLpost)-Hoggaanka xisbiga midnimada iyo horumarka Somaliland ee KULMIYE, ayaa si kulul uga jawaabay eedo uu guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI, Mudane Cabdiraxmaan...
Dowladda Soomaaliya oo beenisay inay wax heshiis ah oo Dekedda Berbera ku saabsan kala saxeexdeen Imaaraadka Carabta
Hargeysa (SLpost)- Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa beenisay inay dalka Imaaraadka ka wada-hadleen ama ay kala saxeexdeen heshiiska maalgeshiga ee dekedda Berbera, waxaanay sheegtay...
Boqor Buur-madow oo Xabsiga loo taxaabay iyo Taliska Booliska oo ka hadlay Eedo loo haysto
Hargeysa (SLpost)- Ciidamada Booliska Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay Boqor Cismaan aw Maxamuud Buur-madow oo sida lagu eedeeyey loo haysto inuu been-abuur iyo hadallo...
Xukuumadda Somaliland oo Jawaab ka bixisay Hadal ka soo yeedhay Dowladda Imaaaraadka Carabta
Hargeysa (SLpost)- Xukuummadda Somaliland, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay hadal ka soo yeedhay Dowladda Imaaraadka Carabta oo sida laga soo xigtay sheegtay in...
Gaadiidleyda oo Farta ku fiiqay Shirkadda Keentay Shidaalka Wasakheysan, Maamulka Haamaha oo Xaqiijiyey iyo Doodda Shirkado ka hadlay
Hargeysa (SLpost)- Gaadiidleyda kala duwan ee dalka ayaa cabasho xooggan ka muujiyey Shidaal wasakhaysan oo dalka soo galay, kaasi oo wax yeello kasoo gaadhay...
Xukuumadda Somaliland oo faahfaahin ka bixisay Daan-daansi Milatari oo uga yimi Maamulka Puntland iyo Jawaabta ay ka bixinayaan
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Gaashan-dhigga Somaliland Ciise Axmed Yuusuf oo uu weheliyo taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani oo maanta si-wada...
Hargeysa: Wakaaladda Biyaha oo Shaacisay Bilowga Mashruucii ugu ballaadhnaa ee Biyo-ballaadhinta Caasimadda oo Tartan loo gelayo
Hargeysa: Wakaaladda Biyaha oo Shaacisay Mashruucii ugu ballaadhnaa ee Biyo-ballaadhinta Caasimadda iyo Tartan loo gelayo Hargeysa: Wakaaladda Biyaha oo Shaacisay Mashruucii ugu ballaadhnaa ee Biyo-ballaadhinta Caasimadda iyo Tartan loo gelayo
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

