HomeGolaha Wasiirrada oo Dood iyo Falan Qayn Ka Yeeshay Miisaaniyadda 2018 oo...

Golaha Wasiirrada oo Dood iyo Falan Qayn Ka Yeeshay Miisaaniyadda 2018 oo todobaadka dambe la ansixinayo

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Golaha Wasiirrada Somaliland, ayaa shirkooda todobaadlaha ee maanta dood adag kaga yeeshay odoroska Miisaaniyadda Qaranka ee 2018-ka oo lagu wado in Goluhu ansixiyo todobaadka soo socda, sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Afhayeenka madaxweynaha.

IMG_4707War-saxaafadeedka oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay xafiiska warbaahinta Somalilandpost.net, ayaa u qornaa sidan:- “Kal-fadhigii toddobaad (7aad) ee ay yeeshaan Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi kuna wehelinaayey Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 22.03.2018, shirkoodii Khamiislaha ahaa ku yeeshay xarunta Madaxtooyada.

Shirkaasina waxa lagu lafo guray miisaaniyad-sanadeedka 2018 oo ay soo gudbisay wasaaradda horumarinta Maaliyaddu iyadoo uu sharraxaad ka siiyey golaha, wasiirka wasaaradda horumarinta maaliyada, mudane Yuusuf Maxamed Cabdi, isagoo tilmaamay ahmiyadda ay leedahay  iyo sida ay ugu saleeyeen qorshaha labaad ee horumarinta qaranka.

IMG_4679Waxaanu goluhu ka yeeshay dood iyo falan qayn, isla markaana si qoto dheer uga dooday meelaha ay awoodda saarayso odoroska miisaaniyad sanadeedka 2018 ka, iyadoo dood dheer ka dib loo ballamay kal-fadhi danbe si loogu ansixiyo miisaaniyad sannadeedkaasi.

Ugu dambayn madaxweynaha Somaliland waxa uu xog-warran ka siiyey golaha wasiirrada guulaha ay Somaliland ka soo hoysay safarkii taariikhiga ahaa ee weftigii uu hoggaaminayey ku tageen Isu-tagga Imaaraadka Carabta, kaasoo salka ku hayey xidhiidhka wanaagsan ee labada dal iyo horumarka ganacsi ee ka dhexeeya, waxaanu safarkani ahaa mid indhaha beesha caalamka ku soo jeediyey Jamhuuriyadda Somaliland, isla markaana taabbo gelinaya horumar siyaasadeed iyo saaxiibo ganacsi oo hor leh.” Sidaas ayaa lagu sheegay war-saxaafadeedka.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories