HomeShirkadda Korontada Ee SOMPOWER Oo Bulshada Usoo Bandhigtay Maraaxilkii Ay Soo Martay...

Shirkadda Korontada Ee SOMPOWER Oo Bulshada Usoo Bandhigtay Maraaxilkii Ay Soo Martay Shirkadu Iyo Caqabadaha Ka Haysta Laydh Fidinta

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost) – Shirkada Sompower Oo Ay Ku bahoobeen Tiro dhan 34 Shirkadood Oo yar yar oo Dalka Si gaar gaar ah ugu Shidi jiray Laydhka Ayaa Bulshada Somaliland Waxay Uga Warameen Caqabadihii kala Duwanaa ee Ay Shirkadu Soo martay iyo Duruufaha Ku Gadaamay Laydh balaadhinta Dalka.

Gudida Sare Ee Shirkada Oo maanta U Waramay Warbaahinta Ayaa Si faahfaahsan uga Waramay  Adeega Dhinaca Laydhka ee Shirkadaha Magaalada Hargeisa oo Maalmihii u danbeeyey Waxoogaa Is Maandhaaf ahi ka taagnaa waxaanay Shirkad Ahaan meel Cad Ka Istaageen In Shirkada Sompower ay tahay shirkad ku midowday Sidii Ay bulshada Somaliland ugu Gudbin lahaayeen Laydh tayo leh islamarkaana Qiimahiisu Aad uga Hooseeyo kana Jaban yahay Kii ay hore Uga Qaadi jireen Shirkadihii gaar gaarka loo lahaa ka hor intii aaney ku midoobin shirkada sompower.

Saraakiisha ugu Sareysa Shirkada Oo Faahfaahinaya Arrimahaasi Ayaa Yidhi Sidan.

Dhinaca kale Maareeyaha Shirkada Sompower Axmed Maxamed Ayaa waxaa uu Si Faahfaahsan uga Waramay Caqabadaha Ka haysta Shirkada Sompower laydh Balaadhinta Caasimada Iyadoo ay jirtay Culeys ay saartay Dawlada In Haddana lagu Eeddeeyo Waxaa Kooto loogu Xidhay laydhka.

Faahfaahinta Warkan,  ka daawo muuqaalka Hoose

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories