Obama Oo Qaadacay Go’aanka Madaxweyne Donald Trump
(SL.Post) Madaxweynihii hore ee Maraykanka Barack Obama ayaa ka baxay aamusnaanta waxaana uu taageeray dadka banaanbaxyada wada kuwaas oo ka soo horjeeda go’aanka Madaxweynaha...
Maxamed Xaashi Oo Ka Digay Saldhig Milatari Oo Imaraadka Laga Siiyo Berbera
(SL.Post) -Eng. Maxamed Xaashi Cilmi, oo ahaa wasiirkii maaliyadda ee Madaxweyne Siilaanyo, ayaa si adag uga digay in la ogolaado saldhiga milatari ee Imaaraadka...
Baanka Dhexe Oo Faaf-faahiyey Go’aamo Lagu Fulinayo Amarkii Xukuumadda Ee Sixir Bararka
(SL.Post) Gudoomiyaha Baanka dhexe ee Somaliland Maxamed Cabdi Ibraahim (Dhoobaale), ayaa uu sheegay in Baanka dhexe mar kale soo saarey go'aamo ku saabsan sarifka...
Xukuumadda Somaliland Oo Rajo Ka Muujisay In Sucuudigu Dib U Furo Xoolaha
(SL.Post) Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), ayaa ka hadlay go'aankii sannadkii hore ay dawladda Sucuudigu ku joojisay Xoolaha Soomaalida ee...
Dhalinyaro Laba Gabdhood Ku Kufsaday Goldogob Oo Xukun Lagu Riday (SAWIRRO)
(SL.Post) Shan Dhalinyaro ah oo dhamaadkii sanadkii hore labo Gabdhood ku kufsaday Degmada Galdogob kadibna mid ka mid ah gabdhaha ka duubay Muuqaal lagu...
Raysal-Wasaaraha Itoobiya Oo Si Taxader Leh Uga Hadlay Wada-hadallada U Dhexeeya Somaliland Iyo Somalia
(SL.Post) Raysal-wasaaraha Dawladda Federaalka Itoobiya Hailemariam desalegn, ayaa markii ugu horeysay ka hadlay Wada-hadallada u dhexeeya Dawladaha Somaliland iyo Soomaaliya. Raysal-wasaaraha Itoobiya oo u warramay...
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Oo Sheegay Inuu Ka Xumaaday Sidii Xilka Looga Qaaday Wasiirkii Hore Ee Biyaha
(SL.Post) Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID Eng: Faysal Cali Waraabe, ahna mushaxa Madaxweyne ee Xisbiga UCID, ayaa sheegay inay dad badan oo Somaliland wax...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

