HomeUjeeddada Kulan Madaxtooyada ku dhexmaray Wasiirro iyo ururka Saxaafadda Somaliland + natiijada...

Ujeeddada Kulan Madaxtooyada ku dhexmaray Wasiirro iyo ururka Saxaafadda Somaliland + natiijada ka soo baxday

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa(SLpost) – Xubno Ka Mida Xukuumadda Somaliland Iyo Ururka Saxaafadda Ee SOLJA, ayaa maanta kulan ku yeeshay Qasriga Madaxtooyada, waxaanu kulankaasi Gogol-xaadh u yahay Shir balaadhan oo loo balansan yahay maalinta Arbacada ee todobaadkan.
099A2569Kulankan oo ay goob-joog ka ahaayeen Wasiirro, waaxda garsoorka iyo Taliska Booliska, ayaa lagu faaqiday sidii meel laysula dhigi lahaa natiijooyinka ka yimaadda wararka ay baahiyaan saxaafadda ee saamaynta ku yeesha masuuliyiinta iyo sidoo kale Tacaddiyada loo geysto Saxaafadda.
Sidaasna waxa lagu sheegay war-qoraal kooban oo madaxtooyadu ku faahfaahisay ujeeddada kulanka, waxaanu war-qoraalkaasi u dhignaa sidan: “Shirkan oo ahaa mid loogu gogol xaadhayo shir balaadhan oo maalinta Arbacada ee bisha May tahay 24ka loo qaban doono, sadexda qaybood ee xukuumadda, garsoorka iyo guud ahaan saxaafadda dalka, ayaa waxa ka qayb galay Wasiiro ka tirsan xukuumadda, saraakiil kale iyo xubnaha guddida fulinta ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, kaas oo lagu soo qaadi doono sidii looga arrinsan lahaa meelna laysula dhigi lahaa arrimaha soo noqnoqday ee saxaafadda.
099A2569099A2565Kulankaasi oo saacado qaatay waxa ay labada dhinac si qoto-dheer uga wada hadleen Saxaafadda iyo hawlaha ay hayso, caqabadaha haysta iyo sidoo kale khaladaadka ay saxaafaddu ku dhacdo iyo sidii dhamaan arrimahaasi wax looga qaban lahaa, looguna diyaar garoobi lahaa shirka maalinta arbacada ka dhici doona Madaxtooyadda.
Wasiirada xukuumadda ee kulankaasi saxaafadda la qaatay wax aka mid ahaa, wasiiradda warfaafinta Cismaan Cabdilaahi Saxardiid (Cadaani), madaxtooyadda Maxamuud Xaashi Cabdi, Maaliyada Samsam Cabdi Aadan, Qorshaynta Maxamed Ibraahim Aadan Qabo, xidhiidhka goleyaasha iyo technology-yada, Cali Xaamud Jibriil, wasiirku xigeenka madaxtooyada Axmed Xaashi Cabdi, Ku xigeenka Xeer Ilaaliyaha guud ee qaranka, Yuusuf Cabdilaahi Kaahin iyo taliyaha ciidanka booliska sareeyo guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan.”
099A2584

099A2583

099A2580

099A2578

099A2573

099A2569

099A2565

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories