Yearly Archives: 2017

spot_imgspot_img

“Guddiga Taakulaynta Abaaraha waxa loo sameeyey kalsooni-darro ma ahayn laakiin waxa ay ahayd in Xoogga, Maskaxda, iyo Mururqa bulshada qarankan la Mideeyo” – Wasiirka...

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Md Maxamuud Xaashi Cabdi oo ka hadlay munaasibad ay isugu yimaaddeen Guddiga Taakuleynta Abaaraha, ayaa faahfaahin ka bixiyey...

A GOLDEN AUTOBIOGRAPHICAL MILESTONE: Know the Legendary Facts in the Exemplary Life History of the President of the Republic of Somaliland H.E. Ahmed Mohamed...

This ‘quick-scan’ autobiographical review is basically and primarily meant to address two major objectives:- A. That the youth, the up and coming young generation,...

Guddoomiyaha KULMIYE oo Kormeeray Afar ka mid ah Garoomada Hargeysa ee Tartamada Ramadaan ka Socdaan

Murrashax Muuse Biixi oo booqday garoomada degmooyinka Maxamuud Haybe iyo Axmed Dhagax iyo dhallinyarada oo uu kala qaybgalay ciyaarta kubadda cagta Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha xisbal-xaakimka...

Garaad Cabdinaasir Garaad Abshir oo ka warramay Gobollada Bari iyo Saami-qaybsiga Prof Ali Khalif

LONDON (SLpost)- La-taliyaha Madaxweynaha Somaliland ee Arrimaha Gobollada Bari Garaad Cabdinaasir Garaad Abshir Saalax, ayaa ka faahfaahin ka bixiyey socdaal kedis ah oo uu...

SOOL: Natiijada Sulux-nabadeed oo laga dhex-wado laba Beelood oo Xurguf dhexmartay iyo Xukuumadda oo ka hadashay

Laascaanood (SLpost)- Wefti ka kooban Wasiirro oo xukuumadda Somaliland u xil-saartay dhex-dhexaadinta iyo soo-afjarista colaad deegaanka Koonfurta Gobolka Sool ku dhexmartay laba beelood oo...

Nuxurka Kulan dhexmaray Safiirka Somaliland ee Jabuuti iyo Danjirayaasha dalalka Japan iyo Palestine

Nuxurka Kulan dhexmaray Safiirka Somaliland ee Jabuuti iyo Danjirayaasha dalalka Japan iyo Palestine Nuxurka Kulan dhexmaray Safiirka Somaliland ee Jabuuti iyo Danjirayaasha dalalka Japan iyo Palestine

Somaliland oo faahfaahisya Xidhiidh Dhexmaray Sarkaalka ugu sarreeya hay’adda ICAO iyo Arrimo laga wada-hadlay

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Somaliland Farxaan Aadan Haybe, ayaa ugu baaqay hay’adda ICAO oo Gacanta ku haysa maamulka Hawada...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img