DAAWO Qaybta 2aad ee Taariikhdii Tataarka iyo Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun
Halkan ka daawo Qaybta Labaad ee Taariikhda Tataarka oo uu inoo Daadinayo Sheekh Musatafe Xaaji Ismaacil Haaruun, waxaanu kaga warramayaa Cahdigii Tataarka iyo Saamayntii ay Adduunka ku yeesheen, gaar ahaan Dunida Islaamka.
Wararkii u dambeeyey Diyaarad ku dhacday Garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho
Muqdisho (SLpost)- Diyaarad laga leeyahay dalka Maraykanka, ayaa maanta ku dhacday garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, kaddib markii ay cilladi ku timi Geerka ama...
Guddidii Taakulada Abaaraha Heer Qaran Oo Soo Bandhigay Xisaab Xidhkii Ay Ku Shaqaynayeen Muddadii Ay Xaaladda Abaartu Dalka Haysay
Hargeysa(SLpost)- Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ka qabsoontay Qasriga madaxtooyadda Jamhuuriyadda Somaliland oo ay guddida taakulaynta abaaruhu kusoo bandhigeen xisaab...
Daawo: Wasiirka Arimaha Dibedda Oo Furay Xafiiska Somaliland Ee Washington USA
Washington (SLpost)- Wasiirka arimaha dibeda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire oo safar shaqo ku jooga dalkan Maraykanka ayaa furay xafiiska ay Somalliland ku leedahay...
Nuxurka Kulan Madaxtooyada ku dhexmaray Guddida Ka-Soo-Kabashada Abaaraha iyo Waxyaabihii Shirkaasi laga Wada Hadlay
Hargeysa (SLpost)- Guddiga Ka-soo-kabashada Abaaraha ee 18 May oo dhawaan madaxweynuhu magacaabay, ayaa galabta kulan ku yeeshay xarunta Madaxtooyada Somaliland. Guddiga oo uu shir-guddoominayay Guddoomiyaha...
Daawo Warbixin ka hadlaysa Xaaladda Nololeed ee ay Ku Suganyihiin Barakacayaal ku sugan Xerada Barakacayaasha Degmada Bali-mataan
Daawo Xaalada Nololeed ay Ku Suganyihiin Barakacayaal ku sugan Xerada Barakacayaasha Degmada Bali-mataan Halkan Hoose ka Daawo Muuqaalka Warbixintan https://www.youtube.com/watch?v=SXzVZT03jTI&feature=youtu.be
Xildhibaanada Golaha Deegaanka Saylac Oo Doortay Maayir Iyo Ku Xigeen Cusub
Saylac (SLpost)- Xildhibaannada Golaha Deegaanka degmada Saylac ee Xarunta gobolka Salal, ayaa doortay Maayar iyo Maayar-ku-xigeen cusub, kaddib markii si aqlabiyad ah xilalkii looga...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

