Wararkii Ugu Dambeeyey ee Shuban-biyoodka Xabsiga Burco iyo Taliyaha Asluubta oo ka hadlay
Burco (SLpost)- Taliyaha guud ee Ciidanka Asluubta JSL Gen Maxamed Cismaan Xudhuun oo socdaal shaqo ku jooga xarunta Gobolka Togdheer ee Burco ayaa ka...
Ururka Maareegaha Somaliland oo Baaq iyo Cambaarayn ka soo saaray Xadhigga Weriye 11 Maalmood U Xidhan Wasiirka Caafimaadka
Hargeysa (SLpost)- Ururka Mareegaha Wararka Somaliland ee SOMA (Somaliland Online Media Association, ayaa War-Saxaafadeed ka soo saaray Xadhigga Weriye Maxamed Aadan Dirir oo muddo...
Gudoomiyaha Xisbiga UCID Iyo Cali Khaliif Galaydh Oo Booqasho Ku Tagay Gobolka Awdal (DAAWO SAAWIRRADA)
Wafti ka kooban Gudomiyaha Ahna murashaxa Madaxweyne Ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe, Hogaamiyaha Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh, Xubno ka mid ah Guddida...
Sheekh Aadan Siira oo Cid gaar ah ku calaamadiyey Masuuliyadda Sicir-bararka iyo Musuqmaasuq ka jira Dalka
Hargeysa (SLpost)- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadam-Siira) oo ka mid ah culimada waaweyn ee dalka, gaar ahaan caasimadda Hargeysa, ayaa khudbaddiisii Jimcaha ee...
Wasiir Cali Marreexaan oo Gurmad miisaan leh ka gaystay Xakamaynta Shuban-biyoodka iyo Gargaarka Bukaan-jiifka la il-daran
Burco (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Gaadiidka iyo Guriyeynta ee Somaliland Cali Maxamed Xasan (Cali Mareexaan), ayaa si ballaadhan uga qayb-qaatay gurmadka Bukaan-jiifka uu...
BURCO: Xisbiga WADDANI oo ka qayb-qaatay Gurmadka Xakamaynta Cudurka Shuban-biyoodka iyo Gargaarka Bukaanka uu haleelay
Burco (SLpost)- Wefti ka tirsan Xisbiga Mucaaradaka ah ee WADDANI Oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha ku meel gaadhka ah ee Xisbiga WADDANI Md C/qaadir Jirde,...
SANAAG: Astaamaha Cudurka Shuban-biyoodka oo lagu arkay, Qaylo-dhaanta Masuuliyiinta Gobolka iyo dedaallada Xakamaynta Xanuunka
Ceerigaabo (SLpost)- Qaybo ka mid ah deegaannada Gobolka Sanaag, ayaa lagu arkay astaamaha cudurka Shuban-biyoodka, kaddib markii, sida ay masuuliyiinta gobolku sheegeen, bukaanno uu...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

