Ha la seexan saxeexa – WQ: Mustafe M. Khayre
24kii August 2006 waxa Maansoor Huteel lagu qabtay munaasibad lagu xusayey sannad-guurada 7aad ee ka soo wareegtay aasaaskii ururka HYDA oo ah ururka ugu...
Qisada Nebigii boqortooyada qudhaanjada ah gubay – Qisooyin uu Nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay
Barnaamijka maanta ee barnaamijkii Qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay waxa aan ku soo qaadan doonaa nabi nabiyada ilaahay kamida oo boqortooyo qudhaanjo...
Madaxweynaha Dowlad-degaanka Soomaalida Ethiopia oo kulan Isugu yeedhay Guddoomiyaha Gobollada
Jigjiga (SLpost)- Madaxweynaha dowlad-deegaanka Soomaalida Ethiopia Cabdi Maxamuud Cumar, ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Guddoomiyeyaasha Gobollada uu ka kooban yahay Ismaamulka Soomaalida. Haddaba muuqaalka...
DAAWO Qaybta 3aad ee Taariikhdii Tataarka iyo Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun
Halkan ka daawo Qaybta Labaad ee Taariikhda Tataarka oo uu inoo Daadinayo Sheekh Musatafe Xaaji Ismaacil Haaruun, waxaanu kaga warramayaa Cahdigii Tataarka iyo Saamayntii ay Adduunka ku yeesheen, gaar ahaan Dunida Islaamka.
Wasaaradda Caafimaadka Somaliland oo Jawaab ka bixisay dhaliilo loogu jeediyey Xakamayn la’aanta Cudurka Shuban-biyoodka
Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ayaa Jawaab ka bixisay dhaliilo loogu jeediyey Xakamayn la'aanta Cudurka Shuban-biyoodka oo faro-baas ku haya deegaamo ka tirsan gobollada...
Go’aamo Laga Soo Saaray Laba Beelood oo Shaqaaqo Ku Dhex Martay Koonfurta Gobolka Sool
DAAWO Go'aamo Laga Soo Saaray Labadii Beelood ee Shaqaaqadu Ku Dhex Martay Koonfurta Gobolka Sool Sida Loo Kala Xukumay Labada Beelood ee Dirirtu Ku Dhex...
Guddoomiyaha KULMIYE oo ka Qaybgalay Tartannada Ramadaanta ee Garoomada Degmooyinka Macallin Haaruun, Gacan-libaax, 26-ka June iyo Koodbuur
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qabgalay tartannada Kubadda Cagta bisha Ramadaan ee ka socda garoomada...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

