Yearly Archives: 2017

spot_imgspot_img

“Madaxweyne Axmed Siilaanyo, gobolkan Gabiley Waa Gobol uu jecel yahay, Gobolkani waxa uu ahaa kuwii laga taageeri jiray” Wasiirka Madaxtooyada JSL

Gabiley (SLpost)- Wasiirka Wasaarada  Madaxtooyadda Maxamuud Xaashi Cabdi oo hoggaamiyey  wefti balaadhan oo Xukuumadda Somaliland ka tirsan oo maanta si weyn loogu qaabiley magaalada...

“Faafinta Diinta Islaamka waxa lagu helayaa ducada Ilaahay iyo dhamaan makhluuqaadkiisa iyo oofinta ballankii Alle, hadii kale…” Sheekh Maxamed Sh. Cumar Dirir.

Hargeysa- Sheekh Maxamed Sh. Cumar Dirir ayaa cadeeyey in qof kastoo diinta islaamka faafiya helayo ducada Ilaahay iyo dhamaan makhluuqaadkiisa, kuna baraarujiyey bulshada Islaamka  ...

“Ciddii Doontaa Ha Soo Baxdo Lakiin…” DAAWO Sheekh Adam-siira oo ka hadlay Loolanka Xisbiyada iyo Xaaladda dalka

"Ciddii Doontaa Ha Soo Baxdo Lakiin..." Sheekh Adam-siira oo ka hadlay Loolanka Xisbiyada iyo Xaaladda dalka "Ciddii Doontaa Ha Soo Baxdo Lakiin..." Sheekh Adam-siira oo ka hadlay Loolanka Xisbiyada iyo Xaaladda dalka "Ciddii Doontaa Ha Soo Baxdo Lakiin..." Sheekh Adam-siira oo ka hadlay Loolanka Xisbiyada iyo Xaaladda dalka

Xukuumadda Somaliland Oo Digniin Adag U Dirtey Dawladda Soomaaliya iyo Ujeeddada ay Daaran tahay

Xukuumadda Somaliland Oo Digniin Adag U Dirtey Dawladda Soomaaliya iyo Ujeeddada ay Daaran tahay Xukuumadda Somaliland Oo Digniin Adag U Dirtey Dawladda Soomaaliya iyo Ujeeddada ay Daaran tahay Xukuumadda Somaliland Oo Digniin Adag U Dirtey Dawladda Soomaaliya iyo Ujeeddada ay Daaran tahay

“KULMIYE Waxa Murashax u ah Nin Dalkan u Soo Halgamay Oo ah hoggaamiye shiraban Oo aan Layli lahayn…” Wasiirka Madaxtooyada

Gabiley (SLpost) Wasiirka Wasaarada  Madaxtooyadda Maxamuud Xaashi Cabdi iyo wefti balaadhan oo uu hoggaaminayey oo ka tirsan Xukuumadda Somaliland ayaa maanta si weyn loogu...

Milicsiga Waxyeelladii Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Somaliland! Qaybta 2aad

Waxa aynu qaybtan ku soo qaadan doonnaa dhulka danta guud ah ee loo gacan-geliyay shakhsiyaadka, xayiraad la saaray dhulka Madaarka Cigaal u dhow iyo...

Hargeysa: Madaxwayne Ku-xigeenka oo kormeeray Goobaha ay Ka socoto Qaadashada Kaadhka Codbixinta, muxuuse dadweynaha u sheegay

Hargaysa (SLpost)- Madaxwayne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland ahna ku-simaha Madaxweynaha Qaranka, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa saaka kormeer kusoo maray goobaha ay ka socoto...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img