HomeHargeysa: Madaxwayne Ku-xigeenka oo kormeeray Goobaha ay Ka socoto Qaadashada Kaadhka...

Hargeysa: Madaxwayne Ku-xigeenka oo kormeeray Goobaha ay Ka socoto Qaadashada Kaadhka Codbixinta, muxuuse dadweynaha u sheegay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargaysa (SLpost)- Madaxwayne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland ahna ku-simaha Madaxweynaha Qaranka, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa saaka kormeer kusoo maray goobaha ay ka socoto qaadashada kaadhka codbixinta doorashooyinka oo ay maanta si rasmi ah qaybintoodu uga bilaabmatay gobolada Maroodi-jeex iyo Togdheer.

099A9179Madaxwayne ku-xigeenka ayaa kormeerkiisa ka bilaabay Hay’adda shaqaalaha dawladda oo ay ka socoto kaadh qaybintu isagoo halkaasi kula kulmay madaxda axsaabta qaranka iyo saraakiisha ugu saraysa koomishanka doorashooyinka oo goobtaasi ku sugnaa, shaqaalaha goobta ayaa madaxwayne ku-xigeenka ahna ku-simaha madaxweynaha sharaxaad ka siiyay qaabka ay u socoto kaadh qaybintu.

Madaxwayne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland oo goobtaasi warbaahinta kula hadlay ayaa ugu baaqay bulsho weynta ku dhaqan labada gobol ee Maroodi-jeex iyo Togdheer inay qaataan kaadhka codbixinta doorashooyinka soo socda waxaanu yidhi “Aad baan uga mahad celinayaa sida ay komishanku u diyaariyeen hawshan, waxan jecelahay in aan halkan fariin uga diro bulshada ku dhaqan labada gobol ee Maroodi-jeex iyo togdheer inay xil iska saaran qaadashada kaadhka codbixinta”ayuu yidhi Madaxwayne ku-xigeenku.

099A9180Sido kale Madaxwayne ku-xigeenka ayaa soo kormeeray goobo kale oo si habsami ah uga socotay hawsha qaadashada kaadhka codbixinta doorashoyinka inagu soo foolka leh iyadoo ay bulshaduna si nidaamsan u qaadanayeen kaadhka codbixinta dorashada.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories