Yearly Archives: 2017

spot_imgspot_img

“WADDANI Waxaan leeyahay Odayga aan Wada ilaashano, garan maayo waxaad u habaaraysaan ” Muuse Biixi

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE ayaa kulan la qaatay Dhalinyaradda iyo Aqoonyahanka Gobolka Togdheer isaga oo Xisbiyada Mucaaradka ah uga digay inaanay siyaasada ka dayin caafimaadka...

Diiwaanka Maansada Timacadde- Maansayahankii aan muraadsiga aqoon! (WQ: Yuusuf Cabdille Cismaan “Yuusuf-Shaacir”)

Qabyaalad iyo jeeroo la naco qaadkan lagu waashay Qasti jeeray wada yeelatoo qawlka ku heshiiso Qabyo weeye Soomaaliyeey qiiradaadaniye 14kii June 2017 shirkadda daabacaadda ee Sagaljet waxay...

Xisbiga Waddani Oo Munaasibad Ballaadhan Ku Qaabilay Dhalinyaradii Ugu Tirada Badnayd Ee Bariga Burco Iyo Nuxurka Khudbad Musharax Ciro U Jeediyey

Burco (SLpost)- Masuuliyiinta ugu saraysa xisbiga Waddani ee socdaalka ku jooga magaalada Burco ayaa kulan balaadhan oo lagu xoojinayo taageerada xisbiga Waddani waxa ay...

Afhayeenkii hore ee Kulmiye ee Woqooyiga Maraykanka oo Gobollada Dalkaas ka bilaabay Socdaal Derder-gelinta Hawlaha Xisbiga ah

Los Angeles (SLpost) Eng. Farxaan Axmed Maaxamuud oo ah Afhayeenkii hore ee Xisbiga Kulmiye ee Waqooyiga Maraykanka oo dhawaanahanba waday derder-gelinta Hawlaha Xisbiga ee...

Prof: Axmed Ismaaciil Samatar oo Jawaab Ka Bixiyey Su’aal Laga waydiiyay in uu Saluugsanyahay Siyaasadda KULMIYE

Prof: Axmed Ismaaciil Samatar oo maanta dalka socdaal ku yimi ayaa jawaab ka bixiyay su’aal laga waydiiyay in uu saluugsan yahay siyaasadda Xisbi Xaakimka...

“Dhulkii Madaarka Waa La Boobay, Madaarkiina Waa La Rarayaaa…” Boqor Raabi

“Dhulkii Madaarka Waa La Boobay, Madaarkiina Waa La Rarayaaa.." Dhulkii Madaarka Waa La Boobay, Madaarkiina Waa La Rarayaaa.. Dhulkii Madaarka Waa La Boobay, Madaarkiina Waa La Rarayaaa.."

DUBIA: Madaxweyne Siilaanyo oo si heersare ah loo soo dhaweeyey, maalmaha soo socdana dalka ku soo laabanaya

DUBIA: Madaxweyne Siilaanyo oo si heersare ah loo soo dhaweeyey, maalmaha soo socdana dalka ku soo laabanaya DUBIA: Madaxweyne Siilaanyo oo si heersare ah loo soo dhaweeyey, maalmaha soo socdana dalka ku soo laabanaya

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img