HomeWar-murtiyeed laga soo saaray Muqdisho oo lagaga hadlay Qaabka Ololaha Xisbiyada iyo...

War-murtiyeed laga soo saaray Muqdisho oo lagaga hadlay Qaabka Ololaha Xisbiyada iyo Doorashooyinka Somaliland

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Dowladda Soomaaliya, ayaa ka hadashay qaabka ay u socdaan Ololaha Xisbiyada Somaliland ugu jiraan Doorashada Madaxtooyada ee la filayo inay 13-ka bishan ka qabsoonto dalka, taas oo ay ku tilmaantay mid u socda si xasiloon oo bisayl siyaasadeed ka muuqdo.

War-murtiyeed maanta laga soo saaray shir magaalada Muqdisho uga socday Dowladda Dhexe iyo maamul-goboleedyada Soomaaliya oo ka kooban Shan qodob oo gun-dhig looga dhigay heshiis siyaasadeed oo dhexmaray dhinacyada siyaasadda ee dalkaasi Soomaaliya, ayaa arrimaha Ololaha iyo doorashada lagu soo qaaday farqadda Afraad ee Qodobka Afraad ee war-murtiyeedka la kala saxeexday, kaas oo ka hadlay Doorashooyin la qorsheeyey in sannadka 2020-ka lagu qabto dalkaas.

WAR“Waxaan ku bogaadinaynaa Maamulka Somaliland Habsami u socodka Ololaha Doorashada oo ay ka muuqato xasiloonni Siyaasadeed, waxaana rejaynaynaa in ay si nabad-gelyo ah ku dhammaado,” Sidaas ayaa lagu sheegay farxadda (d) ee qodobka Afraad ee war-murtiyeedka laga soo saaray heshiiska siyaasadeed ee dhexmaray dhinacyada Soomaaliya.

Shirka laga soo saaray war-murtiyeedkan, waxa ka qayb-galay Madaxweynaha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya iyo Madaxweyneyaasha maamul-goboleedyada dalkaas oo muddooyinkii u dambeeyey isku khilaafsanaa Arrimo badan oo la xidhiidha siyaasadda hoggaamineed ee dalkaas.

HOOS KA EEG QODOBKA ARRINTAN LAGAGA HADLAY

WAR-MURTIYEEDKA

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories