DAAWO Dhoolatuskii ay Degmooyinka magaalada Hargeysa Ka dhigeen Taageerayaasha Xisbiga KULMIYE
Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye ee ku dhaqan degmooyinka magaalada Hargeysa, ayaa maalinta Lixaad Ee Ololaha Xisbiga isu soo baxyo ballaadhan ka sameeyey garoomada iyo fagaarayaal...
Ciidamada ammaanka oo gacanta ku dhigay Kaadhadhka Codbixinta oo la iibsaday iyo Shakhsiyaad lagu qabtay
HARGEYSA (SLpost)- Ciidamada Ammaanka Somaliland, ayaa gacanta ku dhigay Shaqsiyaad kaadhadhka codbixinta ka urursanayay qaybo ka mid ah bulshada danyarta ah ku nool xaafadda...
Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye oo Isu-soo-bax ballaadhan ka sameeyey magaalooyinka Gabiley, Wajaale, Arabsiyo Iyo Alleybaday (DAAWO Warbixin)
Hargeysa (SLpost)- Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye ayaa maalinta 6aad ee Ololihiisa oo maanta ku beegnayd, waxa uu Dhoolo-tus Ballaadhan Ku Soo Bandhigay...
Xisbiga KULMIYE oo Wacdaro aan hore loo Arag ku soo Bandhigay Magaalada Ceerigaabo Maalinta Lixaad ee Ololihiisa (Daawo Sawirro iyo Muuqaallo)
Ceerigaabo (SLpost)- Xisbul-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ayaa wacdaro aan hore loo arag oo ka turjumaya baaxadda taageerayaashaashiisa Gobolka Sanaag ku soo bandhigay magaalada...
“Raggii Ammaanadii loo dhiibay ku fashilmay baa wareegaya oo..” – Wasiir CADAMI
"Raggii Ammaanadii loo dhiibay ku fashilmay baa wareegaya oo.." - Wasiir CADAMI Raggii Ammaanadii loo dhiibay ku fashilmay baa wareegaya oo.." - Wasiir CADAMI "Raggii Ammaanadii loo dhiibay ku fashilmay baa wareegaya oo.." - Wasiir CADAMI
Daawo Nuxurka Khudbad Qiimo badan oo Murashaxa KULMIYE u jeediyey Shacabka Magaalada Ceerigaabo
Daawo Nuxurka Khudbad Qiimo badan oo Murashaxa KULMIYE u jeediyey Shacabka Magaalada Ceerigaabo Daawo Nuxurka Khudbad Qiimo badan oo Murashaxa KULMIYE u jeediyey Shacabka Magaalada Ceerigaabo
Wacdaraha Isu baxyada taageerayaasha KULMIYE ee Ceerigaabo iyo Maanta (DAAWO BILICDA SAWIRRADA)
Ceerigaabo (SLpost)- Kumanaan kamid ah taageerayaasha xisbiga KULMIYE ee ku dhaqan magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag, ayaa isu soo bax ballaadhan kaga qaybgalay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

